DAAWO VIDEO:DEG DEG Pro Abdi Ismacil samatar oo Ka Hadlay Booqashadi Walalkii Axmed Samatar Tukaraq Somaliland Ugu Baaqay Inay

Waxaa Muran badan dhaliyey Booqasahadii uu Axmed ismaaciil Samatar Ku tagey Tukaraq  Isagoo halkaasi ku Dhiiri  Galiyey Ciidamada Soomaliland ee dagaalka  U Jooga Halkaasi Puntland kala Dhaxeeya.

Pro.Cabdi Ismaaciil samatar  oo walaalkii Ah Ayaa ka hadlay dagaalka Tukaraq iyo  Socdaalkiisa waxaana uu ka Aragti Duwan yahay Fikrada Walalkiisa uu ku Taageerayet Ciidamada Soomaliland.

Halkani Riix  Video Muuqaalka

waxaa uu Soo Jeediyey Pro.Cabdi Ismaaciil samatar Inay Soomaliland Ka Baxaan Soomaliland iyo Puntland Labaduba Ciidamadooda Sool dadka Deegaanka loo madax banaaneeyo halkay doonayaan Inay ka Mid Ahaadaan.

Waxaa uu Intaasi ku daray cabdi ismaaciil samatar Inay Soomaliland Dadka Ugu laynayso Sool inay Ictiraaf Hesho.

2 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO:DEG DEG Pro Abdi Ismacil samatar oo Ka Hadlay Booqashadi Walalkii Axmed Samatar Tukaraq Somaliland Ugu Baaqay Inay

  1. Waa Runtiis Isaaqu in ay Dagaal Abuuraan ”’ICTIRAAF”’ bay ku Doonayaa laakin sheekadaasu way soo Dhamaatay U.N & African Union in Dawladaha hadda Jira Africa loo ogolaan in ay sii kala Gogo’aan ama marba gobol cusub uu yiraahdo waanu go’aynaa.

    Africa waxaa ugu Dambeysay South SUDAN oo ka go’day Sudan
    Asia waxaa uGu Dambeysay East Timour oo ka Go’day indonisia

    Sababta looga Gooyey waxay ahayd
    1- South Sudan ………Christian Minority
    2-East Timour………….Christian Minority

    Isaaqu waa Qabiil ay isku Diin Yihiin Somalida Kale
    Isaaqu waa Qabiil ay isku Dhaqan yihiin Somalida Kale
    Isaaqu waa Qabiil ay isku Luqad yihiin Somalida Kale

    Waxa keliya ay ku Doodaan

    1- Dawladdi Siyaad Bare aya na Baabisay
    2-Dawladi Siyaad Bare ayaa na Qixisay
    3-Dawladdi Siyaad Bare ayaa Dayaarado nagu Garaacday

    U.N Security Council iyo African Union markay arkeen waxa ay Isaaqu ku doodayaan waxay ugu jawaabeen

    ALL DICTATORS DO THE SAME TO ALL THEIR CITIZENS

    Siyaad Bare was one of Them

    Reply
  2. waxaa la yidhi nemi muuse salaam iyo naxariis korkiisa allaha yeelee baa abaari dhacday, markaas ilaah ayuu baryey, markaas ilaah roob keenay, waxaa dhacay barwaaqo.Nin laga caliq badnaa baa wuxuu arkay dameer uu lahaa oo daaqaya meel aad u geeda badan,markaas buuri ilaahow hadaad dameer leedahay u keenso dameerkayga ha kuula daaqee.nebigii loo sheegay, markaas buu damcay inuu canaanto. markaas ilaah ku yidhi adoomadayda waxaan ku ciqaabayaa nin walba garaadkiisa.yaan lala yaabin axmed ismaaciil,qofku cilmi waa barankaraa waayo kasab qofku kasbo lakiin caqliga lama kasbo ee hibo ilaah ku siiyo.tankale arrinta hadda axmed ismaaciil ku kacay iyo hadaladiisii hore kulliba wuxuu ku raaligelinayey isaaq. lakiin wuxuu ilaawey isaaq waa kuwii ka dhaaciciyey gumestihii ingiliiska reerka axmed ismaaciil iyey yihiin reer hoose, waa inan la dhaafin askartooda saajin.amed ismaaciil wuxuu ilaawey maanta reerkiisu yahay dadka maanta soomaalida ku saraya haday tahay aqoon,siyaad,dhaqaale taasna waxay u heleen midnimadii soomaaliya waana tay had jeer u taagan yihiin iyagoo aan cidna ka haybaysanaan..

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada