DAAWO VIDEO:DEG DEG Coldoon oo Weeraray Wariye Catoosh Iyo Universal TV

27 thoughts on “DAAWO VIDEO:DEG DEG Coldoon oo Weeraray Wariye Catoosh Iyo Universal TV

  1. Prince of Maakhir · Edit

    Soomaalidu badankoodu dabcan mugdi weyn bay kaga jiraan macnaha dhabta ah ee ismaamulidda dawladnimo. Waxaa iskaga dhex yaacsan fasirka “mucaaradnimada” iyo “muddiicnimada”. In madax mise maamul markaas talada gacanta ku haya siyaasadda ay ku socdaan haddii la saluugo lagu mucaarado waa wax caadi ah iyo sida loo baahan yahay. Ujeeddadu se waa in ay ahaato siyaasadda habawday oo dib loo sallaxayo mooyaanee ma aha in loo adeegsado qiil shakhsiyad iyo reer lagu maagayo. Hadafku waa in uu ahaado danta guud oo la ilaashanayo mooyaanee ma aha in qiil looga dhigto danooyin shakhsiyadeed mise kuwo gaar ahaaneed lagu duulinayo.

    Soomaalidu wax baa la mucaaradaa inta ay maqashay ayay qalad ugu fasiratay shakhsi baa reer hebelnimadiisa lagu sanifsan yahay loogu kacaa oo jagada lagaga tuuraa oo waa na sida ay haata wax u dhacaan. Si kasta oo uu ninka hoggaanka hayaayi u wanaagsan yahay kol haddii beeshiisa hoos ahaan laga naceb yahay xumaha beeshaas loo qabo ayaa isaga loogu kacayaa oo muddiic loogu noqonayaa. Farmaajo ayaa tusaale fiican u ah oo waa na nasiib daro runtii waayo waa dhaqan xumo diinta iyo dadnimada aad uga baxsan oo danta guud na aad ugu daran. Qarannimada Soomaali oo dhan baa isku si ugu baahan waayo dhibaatooyinka, duruufaha, danaha iyo baahiyaha way ka siman yihiin oo hayb shuqul ku ma leh.

    Reply
  2. @ Atoore ………. Wata Shukadda ”” Liibaan ”’

    inta aad Reer Abtigay aad ku sheegaysid asalkooda waa Hindi Maxaad u sheegi weyday Addoonta iyo Jareerta laga Keenay ”’ZENSIBAR ”’ ee ka Buuxda CALI SALEEBAANKA aad ka dhalatay. Maxaa iyo Cusmaan Maxamud.

    Bal Fiiri ”’ Cabdisalan GALAN miyaanu ahayn Jareer laga Keenay ”’Zanzibar ”’ Maxaad uga Hadli weyday Jareerta ”’Cusman Maxamud ka Buuxda sida Cadde Muuse.

    Adigu in aad umad Caydo ma aha adigoo Zanzibar lagaa soo Waariday. Bal Fiiri ”’SHAASH”’ wuxu sheegan jiray Cali Saleebaan.

    Reer Abtigay ogeyslabe wey ka Sharaf badan yihiin Jareerta ZANZIBAR laga wada keenay.

    Adigu markaad sida Ragga inta aad soo qaadatid magacaaga oo aad iska soo dhigtid shukadda Naagaha ee aad wadatid”’libaan”’ toos aniga wax iiga sheeg oo rag iska dhig naagyahay naagtu dhashay.

    ZANZIBAR Ayaa Cali Saleebaan laga wada keenay markaas baad Rag kaa heer sareeya la hadlaysaa

    Ma Caac dheh ama Cuuc dheh walaahay in aadan lahayn Darajadda aan leeyahay iyo Taariikhda aabahay iyo awoowayaashay ay leeyihiin. Qashin shukada naagaha soo xidhta oo u maleenaya in aan lagu fahmayn, Naagahaa ku dhaama.

    Wakhtigi Cali Saleebaan ay ku caasiyeen Boqortooyaddi maxamud Saleebaanka ee la idin soo qixiyey oo aad damacdeen in aad Boqortooyadda Mohamud saleeban qaadataan waati warsangeli idin ku soo dhoweeyey SANAAG idinko Firxad ah oo Boqortooyaddi mahamud saleebaanku idin ugaadhsanayaan.

    Awoowahay Suldaan Maxamud cali shire ayaad magan u noqoteen oo idin ku hayey sanaag, ilaa uu isagu majeerteenki isbaacsanaayey uu dhexdhexaadiyo oo heshiis u sameeyo.

    Sidaas baa la idinku Celiyey ISKUSHUBAN CALUULA BANDER BAYLA IYO BOSASO.

    Wakhtiyadaas ayuu Warsangeli yaabay oo yiri ileyn CALI SALEEBAAN WAA WADA JAREER LAGA SOO WADA DAABULAY ZANSIBAR.

    Anaga in aad nacaydid xaq baad u yeelatay ileyn anagaa idin soo dhoweysanay.

    Cabdi weli GAAS waa

    1-Xoolo
    2-Damiir ma leh
    3-doqon doqon dhalay
    4-raganimo Kuma jirto
    5-puntland isaga sharafta ka qaaday
    6-isaga yiri Puntland waa gabar yar oo guur doon ah
    7-Gaas Puntland dib buu u dhigay
    8- Gaas naag baa dhaanta

    Atoore Xaqiiqda GAAS waa taas AMA OY AMA SHUKO SOO QAADO OO DADKA CAY.

    Reply
    1. ASC.
      KU:Dab La Riday.
      Labo si baan kuula hadlayaa.
      Marka hore waa kuu qalad in aadan u jawaabi karin ninka qoraalada kuu soo qora ee la yiraahdo Liibaan.Horaase soomaali ugu maah-mahday doqoni ninkay taqaan col ma moodo.Magacayga un baad iska qabsatay meeshaad iska celin lahayd Liibaan.
      Tan labaad who cares haddii ad u xajinaysid Gaas oo uu la wareegayo every point oo AJAR ah haddiiba ad leedahay AJARO.Taasina waa dhib adiga kuu taal.Gaas waxuu yahayba waa ninkaas haysta Shahaadada uusan haysan nin kaloo madoow oo dunidaan ku nool.Waa ninkaas 114 kor ka yaqaan.

      waxaanse kuu sheegayaa in aanan anigu ahayn reerkaad igu sheegtay.Miskiin yahoow halkaan waxaynuu ku doodaynaa wakhti ka badan saddex sano.War imisa jeer baan ku iri I am from Gaalkacyo?War dadka kalo baro badaw yahoow.Ma ihi dadka qariya waxay yahiin.Haddiiba ad intaas igu baran weyday waligaa ima baranaysid ee meelahaas duul-duul.Ninka la yiraahdo Galan waa nin soomaali ah kana sii ah afrikaan oo wata Abuurtii uu Ilaahiis (swt) u gartay in uu ahaado.Adigase badawnimadaada waxaad durtay oo cayday abuurtii iyo Farsamadii Rabbi (swt).Taasaana ka markhaati ah in aad tahay nin fudud oo an fiiro dheer lahayn.Haddiiba ad faro galisay FARASAMOOYINKA Ilaahay (swt) yaa kaa ammaan helaya.Calaa kulli xaal iska celi Liibaan oo meel kaaga soo haray.War aynuu is cafino laakiin si nadiifa iila dood.cafi Allaah dadkoo dhan xaataa Mooryaanta.

      Reply
  3. Prince of Maakhir · Edit

    @His Royal Highness Suldaan Dab La Ridey,

    Suldaan salaanteenii karaamada huwanayd baan hawada kuu soo marinayaa marka hore. Marka xiga Suldaanoow sharaftaada iyo sha’nigaagu dunta xariirta ah ee lagaa unkay iyo taajka ku saaran ayaa caddeyn buuxda ugu filan.

    Suldaanoow duulka qaarkii ha isku karaama seejin gacaliye waayo maba mudna in aad u jawaabto oo aad hadalkaaga qiimaha badan iskaga khasaariso.

    Suldaanoow, yaan cimaamadda cad lagaa wasakheynin ee iska raalli ahaaw oo iska dhawr. Suldaanoow, BUURTAYADAA BUURAHA U DHEER ee duul aan taag yar xataa lahayn maxay kaa sheegi karaan? Waa waxba!

    AABBAHAA TALIYAA WEEYE
    HOOYADAA TU MACAAN WEEYE
    TAAJKU BA KAAGA WEEYE
    TALADA HARTI TAADA WEEYE

    Reply
    1. ASC.
      Dab La Riday iyo Cismaan Cawad waxaad shaqo ka dhigateen Boqor iyo Ina Boqor in aad isugu yeertaan.Goormaad Boqorada ahaan jirteen?Ma waxaad iska dhisaysaan Mooryaanta iyo Jeegaanta an saas idiin aqoon?Waryaaya war Boqoro ma tihidine ka fariista suuqa.Dab La Riday waxuu ku doodayaa Allaah (swt) ha u naxariistee Axmad Cali Shire baan isku jilib ahaan jirey.Cismaana malaha waxuu leeyahay isku daagaan baan ahaan jirey 80 years ago.
      Calaa kulli xaal haddii hadda la idiin caleema saaro jagooyinkaas shaki la’aan Insha Allaah wan idiin aqoonsan doonaa.Bal Yaase Dab La RidayTaaj saaranaya?Laga yaabee in Cisman loo doorto nabaddoonka nabaddoonada.Laakiin Dab La Riday waa khatari sana oo dadkoo dhan buuba iska horkeeni lahaa.
      Fadhi-Ku-Dirir dhab-ha-koodin.

      Reply
  4. asc suldaan dab la ridey aad baa ku salaamey ninyohow raali noqo anigaa cali saleebana waana ka xumahay doqonka cumar maxmuud oo sida foosha xun kuu caayey. hadal waxa dhameeyey suldaankeena fac weyn cismaan cawad kun goor raali noqo dab la ridey. meel kasta nacas waa joogaa.

    Reply
  5. @ Suldaan Prof Cusman Cawad ””’ Royal Family ”” May Allah Bless Him

    Suldaan Waan Kaa Aqbay waxaana ku leeyahay MARXABA IYO GUDDON Suldaan.

    @ Yaxye

    Caaqil Ninkaas Atoore wata wuxu beri hore isugu kay sheegay ”’ Cali Saleebaan ”’ Garan Maayo wuxu isu Qarinayey Sababtaas baan Reerka Daaqada ugula Baxay.

    Yaxye Caaqil Xaal Baan Ka Bixiyey Arinkaas Mar Haddu Noqday Cumar Maxamud waana kaa aqbalay Caaqil Xaal Marintaada.

    Reply
  6. Prince of Maakhir · Edit

    @His Royal Highness Suldaan Dab La Ridey,

    Suldaan aqbaliddaada iyo tanaazulka aad muujisay kaa ma aha is yeelyeel ee waa astaamo iyo khuslado asal ah ee duntaada xariirta lagu falkay. Xidid hoggaamineed ayaad ka soo faracantay oo waa kuu dhaxal iyo dhuux nasabnimo Suldaan.

    Suldaanoow annagu taaj ayuu Eebbaheen nagu tayeysiiyay oo talada ummaddeena Soomaaliyeed ayaynu tooshka ugu iftiiminnaa. Nin xil qaaday waa nin eed qaaday oo tudhxaamo iyo turuqyo marna seegi mayno. Muqshabeel iyo belo wada marqaansan baa musaska muquufaya oo xaafadaha meereysanaya oo mar ba isku kaa soo maqiiqaya maadaama aad ka maqaam sarreyso.

    Waa in aynu iska moosnaa oo maradeena baaftada ah ka dhawrannaa. Suldaanoow, kuwan caayda is miciin baday martabaddaada iyo maankaaga ayay ka maseyrsan yihiin oo miyir ba ma leh kkkkkkkkkkk. Ma se naga maarmaan ee aynu maslaxadda ku wadno. Laakiin saqajaan waalidkaaga gaadhay waxba ha u reebanin.

    Reply
  7. DAB LA RIDAY

    TARAARAX DHEER BAAD SAMEYSAY
    xadgudubyo waawayn baad buuro u fuushay.
    waxaan ka caraysanahay faduusha intaas le’eg ee aad la doonatay beelwaynta karaamaysan ee Cali saleebaan.

    Qofkaad la tirsanayso waa hore oo bilaahay ah baa iigu danbaysay inaan la jaan qaado oo hiil iyo hoo u ag fadiisto. waxaan aamin sanahay inuu yahay dadka meeshaan wax ku faaleeya qofka ugu tayo xun markay noqoto FIKRADO, MABAADII IYO AARAA. IN uu qof hoow ku yiraahdo maahane ma keeni karo wax dan u ah ama reer puntland ama puntland lafteeda, Waay. waligeey ma arag isagoo soo qora hadal aan u guuxo hadaladiisuna mah ma leh murti iyo murqaam. intaas waxaa dheer waa hore oo aanan FURUSYOONKA uga kicin oo aan hadal naga dhexeeyey baan maalin u qoray cinwaan ahaa “heedhe waa ku laba laboodaa hadalkaaga.
    ma yaqaan cid la mucaarado iyo sida wax loo mucaarado.

    waa qofka halkaan lasoo shir tagay “moorgan waa dhiigyo cab” isagoo is leh aad axmed khaldaan ku qanciso. maalin kale wuxuu lasoo shir tagay “somaliland waa dowlad madax banaan”

    intaas waxaa dheer ninka mooryaan soomali qofka naaxo buuxiyey oo bush bush iyo barwaaqo galiyey, waa isaga, sababtoo ah maalin kasta wuxuu ku dhahaa mooryaanka hadaladuu rabo mooryaanku inuu maqlo sida tusaale-“war dadkii baad layseen” “war dadkii baad qixiseen” “war somali baad halkaas dhigteen”
    marka mooryaanku hadee waligiisba intaas buu rabay inuu maqlo daarood baad qaxisay iyo naago daarood ah baad kufsatay iyo hanti daarood baad gubtay. war heedhe mooryaanku raaxo buu ka qaaday allmarqaan iyadoo ay ugu wacan tahay qofkaas isaga ah ee aad nacaysid anna aan hadaladiisa ku labolaboodo.

    hayeeshee waxaa lagaaga fadhiyaa inaad RAALI GALIN CULUS MEESHAAN U SDHIGTO beesha sharfan ee annakana aan ku faano waa beesha balaaran ee cali sakleebaan. cismaan maxamuudna waxba ha raali galin
    deg deg raali ka bixi hadal dac wixii kaa imaaday

    PS shaash maaha cali saleebaan- isaga iyo Canbar-weereyahankii xulka qaranka isla markaasna u dheeli jiray naadiga waxool waa niman cismaan maxamuuda.

    yaree cayda
    qof liita oo anaga ah daraadiis baad cid waliba afka galisay

    Reply
  8. Prince of Maakhir · Edit

    @ LIBAAXA MUDUG,

    kkkkkkkkkkkk!

    Oo hee dhee waxaan is lahaa Cali Saleebaan annaga ayaa iska kiin xigna ee daaqaddee baad nooga soo dhacday? kkkkkkkkkkkkkkkk.

    Libaaxa Mudugoow oday dhaqameed baad inoo ahayd ee bal xeerka dib ugu noqo in nin Cumar Maxamuud ahi uu nin Maxamuud Harti ah ku amri karo in uu reer kale oo Maxamed Harti ah raalli galiyo.

    Sida aan garanayo adiga ayuu hadda xaalku ku qabtay oo wankii xamasha weynaa geedka hooskiisa laguugu fadhiyaa in aad ku soo xidho. Anigu baruurta ayaan gooni u leeyahay!

    Reply
  9. @ Libaaxa Mudug

    1- Ma Hadalkaaga
    2- Mise Ninkaas ii sheegtay Cali saleebaan
    3-Mise Beesha Cali Saleebaan

    Horta Hadalkaaga waxba ka Oran mayo Suldaankayga ayaa kula hadlay ee isaga u jawaab

    Tan Ninkaad atoore wata walaahay isagaa beri hore ii soo qorey Cali saleebaan baan ahay
    sababtaas baan marku reer abtigay wax ka sheegay Ayaan ana Reerkiisa khaldan wax ka sheegay

    Tan Beesha Cali Saleebaan Maanta waxaanu wada hadalnay Ninka wata ”’Yaxye”’ oo ah nin Cali Saleebaan ah isagaana ii sheegay wuxu yahay atoore

    Cali Saleebaan waxaan ugu qaldamay inangumeedkaas baa ii sheegtay in uu yahay cali saleebaan

    Yaxye Xaal Gole joog leh Ayaan manta siiyey.

    Laakin waxaan ku Qoslay shaash iyo canbar waa niman cusman maxamud ah. kkkkkkkkkkkk

    Anyway Waad ifahantay baan Filayaa Sxb

    Reply
    1. ASC.
      KU:Libaax Mudug.
      Kuuma soo qorin oo kuuma sheegan Cali Sulaymaan.Inta i taqaan ee miyirka leh way wada ogyahiin in aan ku Abtirsado Gaalkacyo.Waligay ma sheegan waxaanan ahayn.Ka faani mahayo Cali Sulaymaan laakiin dhalasho ahaan kuma abtirsado.
      Gaalkacyo xaggee kale.Waa meelna.

      Reply
  10. PRINCE MAKHIR
    LOLL
    Waa runtaa oo idinka iyo cali saleebnaan waxaad isla tihiin reer bari marka saas baad isaga kaaya xigtaan sababtoo ah lahjadu waa cajaaib. hada mudug waxaa dega hawiye aad markay hadlayaan u qaadanayso inay yihiin majeerteen. dhulbahantuhuna waa saas oo waxay ku wada hadlaan lahjad waqooyi iyaga iyo iidoorka-halkaan marar baan isku khaldaa qofku ma dhulbahantaa mise waa iidoor
    Ninyohow mudo saan isleeyahay 2 asbuuc hortood baa waxaa dhacday qofka wata liibaan oo idina aad ogtihiin ana aan ogahay qofkuu yahay uu hadal dac kala dul dhacay beel aan u qaatay warsan gali waayo caydu waxay ku socotay dab la riday oo soo qoray fariin ahayd cabdi wali gaas uma baahna 3 gabdhood balse wuxuu u baahan yahay 3 dhagax oo lala dhaco. maxaa dhacay?
    anni baa raali galin ka dhiibay waayo waxaan u qaatay in qofkaas doqonta ah darteed intay soo caydo dadka dadkanaga harti markaas xaal anagii reer mudug na raaco
    waa saas cismaanoow

    Reply
  11. canbar iyo shaash waa niman reer boqora oo bah direed ah.

    hayeeshee ma aaminsani in yaxye yahay nin cali saleebaana
    adi waxii laguu sheego horaad waad rumaysataa

    ninka somalilander la baxay hortii buu malaha kuu sheegtay nin gabooye ah.
    laakiin ninyohow wax walba sidooda looma qaato. waxaa kaloo jirta inaad isaga adfoo ku xumaynaya aad maalin waliba cay , liiditaan, racism midib takoorid ku haysid niman xalaala oo aan dadka dhicin cidna shidayn -waa nimanka gabooye.
    ninyahow nimankaas hortii bay waxay la dhacdhacayeen dhib iyo takoor loo gaystay adna haatan waxaad ku hhaysaa warankii ku taagnaa inaad ku nuuxnuuxiso.
    ma waxaad wayday waxaad caydo iyadoo majeerteen iidoor iyo haweiye sharkoodii laga joogi waayey
    BILAAHI CALAYK NIMANKAAS FARAHA KA QAAD

    Reply
  12. @ Libaaxa Mudug

    Horta waa Runtaa Gabooye waa dad somali ah oo dhibaato loo geystay waxaana u wada geystay somali oo dhan. ANYWAY waanada waa la isku leeyahahay SXB waana kaa qaatay Talada wanaagsan.

    Su’aal Sxb

    Why Shaah iyo Canbar Qardho ugu Riixday kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reply
  13. ninyohow saas baan u haystay inay reer boqor yihiin- kolay canbar waa nin bah dira hayeeshee shaash ma hubo waase macquul inuu yahay cali saleebaan

    Reply
  14. ninyohow saas baan u haystay inay reer boqor yihiin- kolay canbar waa nin bah dira hayeeshee shaash ma hubo waase macquul inuu yahay cali saleebaan
    waadse i sixi kartaa

    Reply
  15. @ Libaaxa Mudug

    Sxb Gaalkacayo Waxaan Nacay Marki la yiri Cabdiweli Gaas ayaa ka Yimi

    Qardho waxaan Nacay marki la yiri Canbar & Shaash Baa Ka Yimi

    Shaash aniga khaliij ku arkay Beri hore Majeerteen buu ii sheegtay hadda Germany ayu Joogaa.

    Sxb Waan Casho Tegayaa waa Friday Night kheyr Ayaan kuu Rajeeyey. Kaftan Wanaagsan

    Reply
  16. @ Atoore ama shukada ”Liibaan”’ Soo Qaado”’ ama ha soo Qaadan.

    Magacayga ha soo Qorin adiga cafis nagama dhexeeyo sheeko nagama dhexeyso Qashin naag ah lama sheekaysto.

    Magacayga ii Daa masoo qori kartid, Reer abtigay hadaad wax ka sheegtid walaahay Ceeb baad faraha la gelaysaa.

    Allaho Ma ini Balaqtu Fa-ash-had

    Reply
  17. maanta nimankii isgaashaanbuuraysigii IRIR GUUL BUU KU FADHAA
    NIMANKII HARTI OO HALKAAN IS WADA HAYSTANA xaar bay ku fadhiyaan.
    armaad uu jeedaan somalilander, ahmed, xaaji saalax, cubayd iyo mooryaankii somali.

    waxa kaliya oo war looga hayn waxaa weeye innagii bay isku kaaya eeganayaan.

    tolkayga hartyoow colka jooja

    Reply
  18. War maanta maxaa kudiray kurtamadii madaxdooda war gun yahay isbiirsatay kaleexda madaxdiina bal qanjiradaa isu jiibinaysa eega war atoore xaalqaado hadalka deelqaafkaa ee kaaga yimi gunta aan taariiqda lahayn ee isbahaystay waa aaqiro samaan

    Reply

Post Comment