DAAWO VIDEO:Cali Khaliif oo Somaliland ku Gungoobey Dagaalka Tukaraq ka Hor Yimi Sland

Cali Khaliif Galaydh Ayaa Magaalada laascaanood qudbad Uga Jeediyey qaar ka Mid Ah Xubno ku Wehelinayey Maamulkiisi oo wali Sheeganaya Inay yahiin Khaatumo wali Jirta.

Golaha Barlamaanka cali Khaliif Ayaa Halkaasi kasoo Qeyb Galay,Waxaana Qudbad uu u Jeediyey uu uga Hadlay Dagaalka Tukaraq oo uu Ku Tilmaamay Inaan waxba Laga Weydiin lagana tashan dagaalkaasi Soomaliland Isagoo Ku eedeyey sababta Soomaliland u Weerartay  Tukaraq,

Halkani Riix  Video Cali Khaliif

“War Garan Mayno sababta Soomaliland U Weerartay Tukaraq,World Cup  baanu Daawanayney Balse hada Ciyaar kale Ayaa Ka Socota Tukaraq  Yeelina Mayno waxaana Nagala Tashan Ayuu Yiri”

38 thoughts on “DAAWO VIDEO:Cali Khaliif oo Somaliland ku Gungoobey Dagaalka Tukaraq ka Hor Yimi Sland

    1. Prince of Maakhir · Edit

      @Ahmed Jeegaan,

      WAXAAD BOG HORE KU SOO TABISAY QANIINYADAN BUNTLAND KU AADDAN:

      [ Maxaa kale ee Budhleyn u hadhay? Sowtaas hadafkeedii gaadhay. Islaamihii gacmaha daalisay, reerihiina lacagtii iyo xoolihiina ka guratay. Eesh calaa awood sheegasho. Mar haday Somaliland u diideen inay Gadhoowe gaadho.]

      Ahmedoow, marka hore waxaan kuugu bishaareynayaa in aanay jeegaannimadu ahayn wax lagu faano maadaama ay jeegaannimada gaar u leehiyiin ragga iyo dumarka lagarooneyaasha ah iyo kuwa labeebnimada isku faaniya.

      Marka aan dihashadayda u soo laabto, qaniinyadaada maamulka Puntland ku aaddani waa mid sax ah oo madaxda maamulkani iyaga ayaa itaal darada ka muuqata eeddeeda iyo ceebteeda ba xambaarsan. Runtu waxaa weeyaan si kasta oo uu caalamku Puntland ugu caleemo saaray wadiifada dib-u-dhiska qaranka Soomaaliya, madaxdeedu way garanayeen in ay SNM-tu weli jabhadeynayaan oo qaddiyaddooda aad u cabsan yihiin.

      Waxay ogaayeen in ay SNM-tu qaab walba oo suuragali kara isugu hubeyn doonaan oo una dhisan doonaan awood ciidan ee aan lagu dhici karin si ay gobollada ay sheegtaan ugu soo xakameystaan. Sidaas oo ay tahay way dhayalsadeen oo talo xumadoodii iyo fiiragaabnidoodii waa waxa maanta halkaa dhigay oo tuuladaa yarta ah u soo dhacsan kari la’yihiin. Aad ayay ooga hoostay oo ugu na fashilmeen masaladan iyada ahi madaxda Puntland.

      Hase yeesho ee, Ahmedoow waxaad idinku na ogaataan in aydun idinku noqoteen sokeeyihii nacabka noqday ee walaalahood oo aan xuma u qabin mindiyaha u soofeystay. Dirta iyo Daaroodku ba cadaw shisheeye ayay dalka ka ilaashanayeen ee idinka iyo dhagartiina ba kuma aanay xisaabtamaynin xaqiiqdii. Dad ummadda ay ka dhasheen ku hoos noqday oo dhagray waynu wada naqaannaa waxa ay yihiin ee lagu tilmaamo. Madaxda Puntland se qiil u ma heli karaan qaladkan maamuleed ee straatijiga ah ee ay ku dhaceen.

      Reply
    2. Dhhuuso la riday.
      Maanta waxaa meeshaan ku rafanaya nacaskii Dhuuso la iday.Waligaaba sheego waxaadan ahayn iyo dhal boqor.doqonkaas qaadka xaafadaha wareejiya baa isku sheegaya ina Boqor.waxaad tahay Mr.draper Head ama Singh.Ugaas labo baad ku abtirsataa markaasaad halkaan la soo galaysaa Boqor baa i dhalay.

      Reply
  1. Cali khalif galayr lama yaabane oo hunguri xumo iyo dhuuni-raacnimo uu u dhashay baa halkaa dhigay, laakiin kuwa hareero fadhiyo ee uu soo urursaday baa igala liita isaga kkk kkk kkk khaatumo waa burburtay waxa uu ka hadlaya waa carwasaad iyo dani ku badday, Daarood iyo idoor midna weji kuma lahan, SSC waa laga xoraynayaa Idoor insha allah, cali khalif galayr awalba hunguri xumo iyo caado qaatanimo donali waa ku taqaan.

    Reply
    1. ASC.
      KU:Kayse.
      Waa runtaa oo oday Cali kahliif damac uu waayey baa geeyey meelo kale oo uu ku soo hungoobay.Kase waran Kaysoow haddii uu maanta Cali soo noqdo oo uu yiraahdo war hadda laga bilaabo dadkaygaan wax la qabayaa maxaa la oranayaa Cali ama loogu jawaabayaa?Anigu waxaan qabaa ammuurtii uu Cali ugu galay soomalilaan waxaa ugu weynaa nacayb iyo xumaan uu u qabo maamulka puntlaan iyo beesha Majeerteen.Sababtoo ah Cali wuu ku khudbeeyaa in uu aad u neceb yahay majeerteen.Xattaa mar lagu yiri war Caliyoow maxay tahay sababta ku gaarsiisay in aad saas u nebcaatid Majeerteen?waxuu yiri baa la yiri waan iska nebcahay reerkaas.Waa miskiin Ilaahay.Cali waa u caqli xumee reerka uu neceb yahay waa kuwuu dugsan lahaa.tan kale nacaybka Oday cali Kahliif yuu meel ka sarayaa?Waa cidna.

      Reply
  2. KAYSE

    Maxaad kala yaabaysaa Cali Caato-isagu waaba nin cadaystay inuu nimanka iidooor doorbiday inuu la shaqaysto, war kuwaan mulkiilayaasha websidekaan ALLMARQAAN Miyaadan akhrin waxay meeshaan soo galiyaan waa u caado joogto ah inay cabasho meeshaan ku soo qoraan ay leeyihiin waxaa share-kayagii (saamiga) aan ku lahayn Somaliland dhuunta marsaday beesha iidoor. maaha ina adeer mar iyo labo- waa arin si joogto ah at u soo qoraan iyagoo dacwo ka ah nimanka dhulkooda haysta.

    MAXAA KAAGA SOO BAXAY MEETAN

    Haday heli lahaayeen saamigooda oo dhamaystiran waxaan qabaa inay arintu aamus ku danbayn lahayd.

    lama dhihi karo waa dhulbahante oo dhan hayeeshee “considerable number of dhulbahante sub clans are still in favour of Iidoor administration.
    the only problem is that Iidoor administration is not as INCLUSIVE (wax aan loo dhamayn) as was expected in the first place.
    hadaba nimanka markii laga waayey wixii laga rajayn jiray baa lagu wada kacay.

    AF WAX CUNAY XISHOOD
    Iidoor taasaa ka hoos baxday -war cali inay siin lahaayeen wuxuu rabay baa la qaatey-wuuba iska aamusi lahaa
    malaha waxay ogaadeen inuusan ba’ iyo ta’ toona u gali karin

    Reply
  3. @ Suldaan Prof Cusman Cawad ”’Royal Family”’ May Allah Be Pleased With Him

    Suldaan salaam sharafti Saldanadda Maakhir Coast iga Guddonn Marka Hore

    Marka Xiga Suldaan.

    Anigu Waxaan Aaminsanahay in Qolyahan Marqaan Media Qora ay tihiin Iidoor Sababta aan sidaas u leeyahay suldaan wax ay soo Dhigaan wax caadi ah ma aha ee waa wax ya ummadda ku sii kala Fogeynayaan.

    Reply
  4. @ Ahmed SNM

    Sxb Caawa Su’aalo Baan ku Weydiinayaa ee bal si kal iyo Kaab ah uga Jawaab Adigoon Afka Meermeerin

    Question 1

    Yaa is-hortaagay 27 sano ee ina soo dhaaftay in ay Somaliland la ICTIRAAFO.

    Question 2

    Yaad u maleynaysaa in British Somaliland Cadow Ku Yihiin

    Question 3

    isbedelka ka Dhacay ETHIOPIA Faaiddo yey igu jirtaa

    Waxaan Ahmed ka codsanayaa in uu si macquul ah uga jawaabo oo uusan u hadlin sidi ”’Handycap” Somalilander

    Question 2

    Reply
  5. @His Royal Highness Sultan Firebrand (May He Be Blessed),

    Suldaan waan kaa qaaday oo adiga na isla iyada oo la sii carfiyay iga guddoonso. Suldaanoow in Marqaan News la isku gacan weydaarsaday waa sida aad u garatay ee qudhayda wax baa qub iiga yidhi. Waagii hore waxaa lahaa ninka aad u akhyaarsan ee Maxamed Shiine laakiin in dhawaale ba waxaan arkaa magac cusub oo wararka la soo baahiyo badankooda ku hoos qoran. Kollay IP addresskii aan ka soo gali jiray way iga bannadeen oo siyaabo kale ayaan hadda ba ku soo tabiyaa.

    Suldaanoow runtu waxaa weeyaan in Marqaan News uu website-yada Soomaaliyeed kuwa ugu heer sarreeya ka mid ahaa, sii ba dhanka xorriyatul qowlka akhristeyaashooda. In dhawaale tayada qoridda cinwaannada xataa hoos ayay u dhacday. In kasta oo aan oogu mahadinayo in ay cayayaankii badankooda meesha ka safeeyeen akhyaar badan baa naga baxday oo aniga na meel ay la iga la qaaday garan maayo.

    Suldaan, sida uu Dr Jaamac oo HY ah oo afka Isaaqa ku hadlaya maalin dhawayd nagu sharfay doodaha waddaniyadda iyo qarannimada iyo kuwa ilbaxnimada ba annaga ayaa ku raynay oo waa Eebbe mahaddii. Waxaan se odhan lahaa cayayaankan yar ee jeegaaneed (Miskiinlander) ha la inoo daayo waayo meel ay dad saaxi ahi wada joogaan mid yara waalan oo khafiifay waa looga baahan yahay!

    Allaah Yacizzak Suldaan.

    Reply
  6. WAR GAASOOW WAX RAAGAA RAG KUMA SAMA

    1-Ciidamada qalabka sida ee daraawiishta iyo dadwaynahayaga puntland dhamaan waxaa AYDIN nagu gashay inaan daily kusoo kalahnaa internedyada si aanan uga qadan warar iyo macluumaad ku saabsab dirirta ka aloosan degmada Tukaraq.

    arintaan iyada ah waxaan u kala qaaday 3 Qodob

    Puntland oo ka meermeeraysa dagaal kaga furma xuduuda Somaliland-Tan oo ah in Cabdi wali Gaas maalin colaadeed aan looga fadhin inuu guul la fulaa- iyadoo marag loo qaadan karo sidii dabaca iyo liidnimada huwanayd ee cabdi wali gaas u agaasimay “the battle of gaalkayo” halkaanoo puntland ay defeat gareeyeen isla markaasna is hortaag ku sameeyeen afar mooryaan oo go’doon ku ah magaalada gaalkacyo isla markaasna aan heli karin wax taakulo iyo gurmada hadii ciidamada puntland lagu fasaxi lahaa. Hadaba dad badan oo inni aan ku jiro baa aaminsan xikmadii carbeed SHALAY MAANTA U EKAA in gaas oo laga fishaa xoraynta sool ay tahay sacabkoo timo yeesha.

    ALL EYES ARE ON YOU Mr PRESIDENT

    Saan aaminsanahay waa dhif iyo naadir iyo ma dhacdo in la arkaa dhamaan beel waynta harti ciidankooda oo kulansan ama “united” ah oo daba taagan ciidamadii puntland isla markaasna is garabsanaya gurmad iyo hiil labadaba.. saan isleeyahay tani waligeedba ma dhicin since recorded history.

    ALL EYES ARE ON YOU GAASOOW

    Car bal caynab Sonkor ha qaadan waayin

    Taas waxaa loo qaadan karaa GOLDEN APPERTUNITY ama fursad dahabi ah oo u soo xerootay madaxwayne gaas maadaama ay imaatay oo waqti gaas hayo xukunka Puntland oo ay dheer tahay in isaga waa gaase reer harti yar iyo waynba lawada sugayo oo sida dayaxii lawada eegayo.

    Saan is leeyahay libta iyo abaalka kazoo xerooda xoraynta sool iyo sanaag waxay hari doontaa quruumo imaan doona. Dhanka kalana arinta oo aad “sensitive” ama xasaasi ah daraadeed waxuu u ingineer garayn karaa qaab isaga faaiido u leh. waxaad ogaanaysaa baraagta biyo roob kasoo dhacay iskama gali karaan-waxay u baahan tahay in loo jeexaa kanaalo ay biyuhu soo raacaan deetana afka uga dhacaan baraagta. Gaas wuxuu ku xalaalaytsan doonaa soo noqodkiisa iyo 5 sano oo kale oo saan is leeyahay aad u dhib yaraan doonta xoraynta sool iyo sanaag daraadeed. Uma malayn doono in cid la baratanta gaas ay ka qaadi doonto markii la gaaro ELECTION-ka oo uga adkaan doonto waa hadii ay RESUMEYGIISA AY DHEX JIIFTO XORAYNTA SOOL IYO SANAAG-Absolutely no one.

    sayid muxamed baa nin wuxuu ku yiri “Car hada bal car-car Caynab sonkor ha qaadan waayin” Caynab sonkorku waa faras tilmaanaa oo joogay taliska daraawiisheed. sheekaduna waxay dhacday uskankii hore ee daraawiisheed, halkaanoo Xiin iyo dhoodi meer iyi laalays aysan wali dhalsoonayn.

    ninkii la caraynayey way usuura gali wayday inuu qaato faraskii kadib markuu ku guul daraystay inuu soo meersado faraskaas isaga ah.

    hadaba iyadoo manta ninkii hub qaad ahi booshka iyo baynaada iska laadlaadiyey isla markaasna beel kasta oo reer puntlana soo hurtyubtay maamulka Puntland hortiisa wax alla waxay gudaan iyo waxay gayaanba halkaanoo cagamadoow miiran geed iyo garaash waliba ay hoganayso

    ALL EYES ARE ON YOU Mr PRESIDENT

    Anni iima muuqato umana jeedo sabab arinta dibu dhaca howlgalkaan loogu aaneeyo kala qaybsanaanta ku jirta dhulbahante. waayo manta dhulbahante baaxadiisu waxay u janjeertaa in iidoor kabihiisa banaanka loo dhigi oo intaas aan looga harine tabartiisana la tuso balse nimanku dhiig iyo muuqo soomali bay leeyihiine aan la xasuuqin maadaama iyagu xasuuqa aan u gaysano wixii edeb daran ay jaa qaybtoodii soo laasteen oo soo liqeen. Aakhiraa la inagu qabsan karaaye wixii la qabto yaan la xasuuqin oo yaanay dhicin sidii hawiye oo kale “iska gawrac mooyee hawiye guul ku faan ma lehe”

    2-Dhanka kale waa la socdaa in maalin waliba qayb dhulbahante ah oo ka tirsan ciidamada iidoor ay si talan taali ah kasoo goosmaan ciidamada soomaliland, dabcan tan kuma imaan saan isleeyahay bilaash oo waan malayn karaa in dadaal dheer oo loo galay -mid dhaqaale iyo mid dhiigeedba uu isugu jiri karo. Halkaan iyadoo irinta noocaanahi ay taagan tahay oo ay wali harsan yihiin rag loo gacan haatin karo oo saas uga badbaada xabadaan iidoor ku arax jabinayno isla markaasna ileen wuxu waa rage aan iyaga laftooda xabadooda uga badbaadsano ciidamadeena puntland arm forces in weerar QABAXA la qaado caqligaan isiinayn.
    hayeeshee tani shido bay barri ka maalin abuuri kartaa, waayo baniaadan waa indho ku miyire-waxaa la arkaa in markii la waayo wax “operational activities” ah lagu caajiso fadhiiga dheer deetana habeen oo madoow meesha lagu kala yaaco. Oo ciidamo beeleedyadu qaarna iidoorkooda isaga noqdaan, qaar kalana dadkooda iska dhex galaan.

    3-Tan u danbaysana waa in cabdi wali gaas uu ka cabsi qabo in ciidamada reer sool ay barri ka maalin isku soo taagaan puntland halkaanoo ay ku doodaan in halganka iyo xoraynta sool ay iyaba qayb ku lahaayeen saas datraadeed looga danbeeyo maamulka sool. tan waxay ku noqon doontaa maamulka puntland laf dhuun gashay.
    laakiin anaga shacabka reer puntland hadaan nahay tani waxayt dhaantaa maamul iidoor oo yoxooba magaalada laaska oo ku faana puntland baan ka ciriirsanay ee dhulbahantoow meel jooga.
    marka mowqifkaygu hasha intii iidoor haysan lahaa oo maali lahaa AXSAN DHULBAHANTE ha looga tago.

    hadii kale soow maaha ciidamada ku gurmay tukaraq ee cagamodow iyo ciiraleey ah gumniyaalka fooska ah walaahay iyo bilaahay inay gaasoow salaanta kaa toogtaan ha u daymo la’aan- mark my words.
    ha filan cid cumar maxamuud ah oo kaaga hiilin doonta waayo adaa gabay inaad maasho hasha dhashay ee haraati ha kugu googoyso

    Reply
  7. Dab la riday

    Waxaan ka jaeaabayaa question 3 sababta oo ah labada kale waa iska fadhi ku dirirkii caadiga ahaa.

    Jawaab: isbedelka ka dhacay Ethiopia wuxuu samayn ku leeyahay mandaqadda geeska Afrika oo dhan. Mandaqadda waxa si geopolitical ah ugu dagaalamaya xoogag danaynaya inay gacanta ku dhigaa badda cas iyaga oo mid waliba kaashanayo dawladaha badda cas ku yaala iyo dawladda Ethiopia oo aan iyagu bad lahayn laakiin ah quwad gobolka ka jirta. Xulafadda Sucuudiga oo lidi ku ah Turki, Iiraan iyo Qadar ayaa ah Mus-dambeedka hagga Siyaasadda hadda ay Qaadatay Ethobia.
    Heshiiska Eriteeiya iyo Ethiopia ee wakhtiga yar qaatay waxa laga soo abaablay UAE 🇦🇪 iyadoo Uncle Sam uu shaambada ugu dhuftay.

    Ethiopia isbadelkeeddu waxay fa’ido ugu jirta Jamhuriyadda barakaysan taas oo ah dawlad aan la dhayalsan karin marka la eego geopolitics/ka geeska taal oo iyagu iska leh maamushana dekadda Berbera .

    Maantadaa aynu joogno wasiir Sacad Ali Shire wuxuu la kulmay dhigiisa Ethiopia 🇪🇹 iyagoo ka wadahadlay arimaha labadda dal.
    I hope you are on Twitter to access this information

    https://twitter.com/somalilandmfa/status/1017429487338868736?s=21

    Reply
  8. All Eyes ON me waaa heeestiii TUPAC..AKA SHAKUUR.

    Of course all eyes on you and the joke is on you …maxaaa yeelay idinka oon awood hayn baad dawlad ismoodeeN …JAMHUURIYADA QOOQDAYNA daan daansateen….markaaa waaa in casharo lama ilaawaan ah laydiin dhigaaa….dhabayacooy

    😌😌

    Reply
  9. Car yaaa isyeel yeelayaaa oon ogoyn in ISAAQU dhoob dhoobaayo oo dhisaaayo ..soona celinaayooo Jamhuuriyadii Lixdankii Haloowday….Haduu Taas Waayanaaa …dib boodhka uga jafaayo …SNM tiii Oo Hadeer Ba Diyaar Ah …Iyadooo Sidiiii Hore Ka Quwad & Qaayaba Weeyn thay!!

    God Bless Somaliland.
    💪🏿🤘🏿💪🏿

    Reply
  10. @ Libaaxa Mudug

    Salaan Ka Dib

    Sxb Mar Hadaad GAAS soo hadal qaaday hadda shuko lagu soo xiranayaa oo wax laga sheegayaa.

    Sxb Shukadda Cusub ee hablahu ay aadka u jecel yihiin waxa la yiraahdaa ”’LIBAAN”’

    II BAASHAAL SXB

    Reply
  11. @Barwaaqo,

    Ina abti salaan sare. Aniga oo kugu qaddarinaya aragtidaa aad na la wadaagtay ayaan ka xumahay in aad dooddaada quruxsan ku faruurtay dareen eexasho ah ee aad ugu xaglisay ‘jamhuuriyadda’ aad aaminsan tahay ee marka aynu xaqiiqada ka hadalno aan jirin mise curanin ba.

    Ina abti, qodobkii oogu qaalisanaa ayaad ka boodday oo ah in uu caalamku haata toos u haybsaday hannaanka dhaqaale ee salka ku haya nidaamka isbahaysiga suuqyada ganacsiyeed ee heerarka mandiqadeed iyo qaaradeed oo laga gudbay waagii dal-ka-dal loo kala ganacsan jiray (from bilateral to block trading). Taasu macnaheedu waxaa weeye in ay waddamada Geeska Afrika ku laazimi doonto in ay isku baheystaan suuq mandiqadeed ee ay caalamka kaga iyo ku kala ganacsadaan.

    Ina abti, dekad qudh ahi hanti qaran ma noqon karto oo ogoobeey in uu dal kasta inta uu tankiisu dhan yahay ay cuduuddiisa dhaqaale iyo codkiisu ba dhan yihiin oo mid ba kan uu ka sii weynyahay ka tun weynaanayo. Haddii ay xataa inoo suuragali lahayd waddan yar oo geyigeena la’egi cadkiisa kama uusan goosan kareen loollanka ganacsiga iyo dhaqaalaha ee Geeska Afrika ka qarxi doona.

    Ina abti, in our highly globalized world markets, size indeed matters. Small fish get easily swallowed by bigger fish in the food chain. The bigger the better and, therefore, we all stand a better chance of economic success as a united Somalia. A tiny “Somaliland” would never stand a chance at all.

    Reply
  12. Salaan Osman
    Hardanka ito loola ka hadda jiraa waa badda cas sidii ay ku Hainan karaan xulagadu way yeeli, 4 bilyan oo doolar oomid isla markiiba bangiga Ethiopia 🇦🇪 ku shubay oo aan diblumaasiyad iyo wadaxaajood sidaa u sii fog dhicin ciyaar ma aha, annaguna waxay dekadayadu noo goyso baanu ku darsanaynaa. Saamigayga ayaanu iimaanssnaynaa ogoobay dawladdo naga tinny -san ayaa aduunka jira, dawladnimaddayadda ayaa noo muhiimadda marka hore, marka xiga maxaa noo diidaya is xulafaysi aanu kuwa geeskaba la galo? Inaabti we are too important to be ignored! Soowdinkii lahaa Somaliland Adis ma tegi karto oo Farmaajo kala hadlay Abiy, maanta waad aragtaan sida Wasiirkayagii arimaha dibadda loo qaabilay.

    Reply
  13. dab la riday
    waa kaa qaaday salaanta jaale

    niyohow nin harti ah baad tahay oo saas aan tol ku noqonay hayeeshee fahamkaagu shaarp maaha.
    waxaa ugu wacnaan kara inaad badanaa aadan u dhicin hadalka dulucdiisa.
    bal haatan curiska gaaban oo aan meetan ku xabaalay waa ku dheg iyo waa ku dhinac maray.

    dhamaan maqaalka sar iyo hoos waxay ifinaysaa RAJOXUMO aan ku qabo maamulka gaas-waxaaba la socda duriin.
    dhanka kalena “skeptical” baa ka muuqda.
    Car dab la riday bal waakaase i tuse MAQAALKA hal meel oo aan amaanayo gaas

    MAXAAN KUU SAMEEYAA ADIGANA SI JAAN BAA WAX KUU MARAAN

    Reply
  14. dab la riday
    waxaan daba taaganahay fariintaad ii dhigtay ee ahayd inaan la kulmi doono ceebays iyo caga juglayn waa hadii aan gaas amaano

    Reply
  15. dab la riday
    waxaan daba taaganahay fariintaad ii dhigtay ee ahayd inaan la kulmi doono ceebays iyo caga juglayn waa hadii aan gaas amaano

    Reply
    1. To.Badaw Mudug iyo Doqon La riday.
      Gaas midkiina ugama baahna ammaan iyo aqoonsi midna.Sababtoo ah Gaas caqli iyo aqoonba idin ka badan.Aamusa shimbira yahoow haadayaa.

      Reply
  16. SOMALILANDER

    Maya waad ku khaldan tahay mala awaalkaas, waxaan u haystay inaad intaas dhaanto. Hadaladaydu iyo mowqifkaygu waa SO UNIQUE. HADAAN HADA SOO QAATO MAGACAAAN AHAYN LIBAAXA MUDUG DEETANA FIKRAD DHIIBTO QOF WALIBA WAA GARANAYAA. Waayo stylish-ka wax loo dajiyo iyo maamuuska qoraalkuba waa sida DNA

    Anni maaha prince of makhir. waxaa magacaas mulkiyey oo iska leh ninka la dhaho cismaan cawad.
    waana magacyadiisa ku kamidah.

    intaas waxaan kuugu darayaa anni qadartaas illaah iguma qaban oo gus iyo labo xiniinyood baa raba gacanta iga galiyey, dantaydana waa ku qabsadaa oo rag baan dhalay mudankoodana waan mariyaa oo naagahaan la aadaa.
    waligeey walahaanan naag magaceed soo toobal caaraysan

    Reply
  17. Prince of Maakhir · Edit

    Alla maxaa la isku baadi maqan yahay! Akhyaarta aqoonta iyo hab-u-dhaca casrisan ee mediaha way dhaadsan yihiin in magacyada lagu soo galo doodaha online ahi ay dhambaal xambaarsan yihiin oo ayna yihiin nooc ka mid ah hubka la isugu adeegsado dagaal maskaxeedka iyo fadhi-ku-dirirka. Caamada uun ba u fasirata qof magacyo badan isku soo qarinaya.

    Masaakiinta igu dawakhsan waxaan leeyahay waa sida uu Libaaxa Mudug qeexay ee qof walba fartiisa iyo hab qoraalkiisu waa u gooni oo DNA oo kale ayay ugu gaar tahay oo lagu na gartaa. War caamadaay anigu ma magacyo badani ee isla magacoo hiddahayga iyo dhaxalkayga saldanadeed muujinaya ayaan mar na kala bedbeddelaa oo mar na luqado kala duwan ku soo tabiyaa.

    Aaarka Sanaag = Prince of Maakhir = Taajka Maakhir = Prince Osman

    Cismaan Cawad = Cismaan Basbaas (naaneys)

    What’s hard about understanding this simplest of matters, really? Except for the brain-deads of course.

    Reply
  18. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ….MR BAASHE MAXAMED CADE wuxu yidhi mar uu ka qudbadaynayay TUKARAQOOW…

    Reer MUDUGU hadaad nabad ugu baaqdo waxay moodayaan inaad ka cabsatay ama ka baqatay…..HADALKAASI WAAA IGALAY oo waan qaatay.

    God bless Somaliland🙈

    Reply
  19. Dhhuuso la riday.

    Maanta waxaa meeshaan ku rafanaya nacaskii Dhuuso la iday.Waligaaba sheego waxaadan ahayn iyo dhal boqor.doqonkaas qaadka xaafadaha wareejiya baa isku sheegaya ina Boqor.waxaad tahay Mr.draper Head ama Singh.Ugaas labo baad ku abtirsataa markaasaad halkaan la soo galaysaa Boqor baa i dhalay.

    @ Libaaxa Mudug

    Sxb Gabadha wadata Shukadda ”’ LIIBAAN ”’ waa Gabadhi la oran jirey ”’ATOORE”’ oo Beryahan sidata
    Shukada cusub ee ”’Liibaan/

    Hadaad Marqaan Media GAAS WAX KA SHEEGTID shuka lagu soo xidhanayaa oo lagugu Caayayaa.

    @ Atoore

    Weligaaba Sidi Gabdhaha SHUKO soo xidho waxba cid kaga qaadi meysid.

    I am Who I am …. Waxba ka bedeli kari meysid Xaqiiqda
    Aniga waxa I dhalay Suldan Cabdisalam suldan Mohamud garaad Cali shire

    Ama Ooy Ama CAAC da Badi That is who I AM

    Xaqiiqdu waa

    1- GAAS waa tuug
    2-GAAS waa Doqon
    3-GAAS waa ASSHOLE
    4-GAAS waa Xaaraami
    5=GAAS nin Sharaf leh ma aha
    6-Gaas sidi dumarku u sheekeeyaa
    7- GAAS waa ninki yiri Puntland waa Gabadh Guurdoon ah
    8-GAAS waa ninki oran jirey anugu U.N baan 3 saacadood ka soo shaqayn jirey oo qaadan jirey $10000

    9-Gaas haddu naf leeyahay car ha soo celiyo dhul laga qabsaday isago Madaxweyne ah

    Majeerteen GAAS baa sharafta ka Qaaday.

    Reply
  20. Durbaba mid baaa ku haftay magacyadii beenta ahAa oo kala garan waayY….anyway..sirdoonka Somaliland Meeshan Wuu Ku Jirraaa .

    Ama isku dhex yaacaaa ama kala yaacaaa…Cjidamadaa Qaranku Way dul fadhiyayaan GADHOOWE !!

    🤓🤓🤓

    Reply

Post Comment