DAAWO VIDEO DEG DEG: Faysal Cali Waraabe oo Qiray Hargeysa Amar Farmaajo ka Shaqeeyo Fariin Yaab Diray

Xisbiga UCID uu uu Hogaamiyo Faysal Cali Waraabe Ayaa Qiray Inay Amarada Madaxweynaha Soomaaliya Ka Dhaqan galeen Soomaliland ,waxayna Sheegeen Inay Xujayda Soomaliland ku Xayiran yahiin magaalada Hargeysa Kadib markii uu Amar Kusoo Rogey.

Gudoomiye Kuxigeenka UCID Ayaa Sheegay Inuu Madaxweynaha Soomaaliya Laba Diyaaradood  oo Qaadi Karaya  Xujayda Aadaysa Dalka Sucuudiga uu kala Hadlay dalka Sucuudiga,waxayna  Xujayda Soomaliland looga Diidey Inay u Safraan dalkaasi Sucuudiga.

Xisbiga UCID  Ayaa Sheegay Inuu Madaxweynaha Soomaaliya Hore Cuna qabatayn ka Saaray Soomaliland Duulimaadka Hawada Hadana uu Joojiyey Xujada Soomaliland oo Ku Bixi lahaa Pasapporka Soomaliland .

Halkani Riix Video Daawo UCID

7 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO DEG DEG: Faysal Cali Waraabe oo Qiray Hargeysa Amar Farmaajo ka Shaqeeyo Fariin Yaab Diray

  1. wali ma beentii ayuu dadka la hortaaganyahay ileen munaafaq ma xishoodo adeer dalka iyo dadka waxaa matasha dawlada federalka oo kaliya wasaaradda diinta iyo awqaafta ayaa maamulaysa una diyaarisay dadka nidaamkii ay ku bixilahaayeen pasport ay ku safrayaa waa isku mid waan amidka jamhuuriyada federalka somaliya ama dac dheh ama dilaac farmaajo aumbaad ku qasbantihiin anaguna togdheer iyo sanaag iyo sool ayaanu maamul usamaysanaynaa federalka ayaanu qayb ka noqonaynaa jeegantu ha wareersanaato hartiga ayaanu wax laqaysanaynaa

    Reply
  2. farmaajo waad mahadsantahay maadaama aad jeegaantii meelkasta ka soo ooday
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva wiilka shaarubada leh farmaajo

    Reply
  3. xaarkii baa ku dhegay idoorkii, iyagoo qabiil yar ah bay dooneen inay qaran afduubaan. meeshaan dhulba uma harin hadii awdal iyo ssc laga saaro. ma laba gobol baa noqonaysa qaran?

    27 sano jamhuuriyad mirqaan u fadhiday oo madhalays awalba ahayd.

    aaah warka nasiiya.

    Reply
  4. ASC.
    Caydu way reeban tahay.Ma aha wax loo dulqaadan karo in la caayo ummado dhan.Qofka soo qoray qoraalka kore aad iyo aad buu u sheeko xun yahay.Laga yaabee in uu kaasi yahay Dab La Riday illaa isagaa sheeko xune.Isagaa u hadla si qaab daran oo qaloocan.

    Reply
  5. War ninyahow iidoor ka daa cayda aad macna la’aan caayeysid, ummad dhan oo culimo iyo camp leh, sheikh iyo shariif leh waayeel iyo saqiir leh baad afkaaga ku taagaysaa!!Ninyahow isku xishood , anigoo dhabayaco ah haddana ma oggoli in iiddoor wax laga sheego, waayo waa dad muslimiin ah oo sharaf iyo Kara amp leh.
    Nin caytamay oo qaldamay oo Ouagadougou ka mid ah looma caayi karo iyagoo dhan!!!!!!!!!!!!!!

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada