DAAWO VIDEO DEG DEG: Cali Khaliif oo Tukaraq Tagey Axmed Samatar Hore U Joogey.

Cali Khaliif Ayaa Gaadhey Magaalada Laascaanood Isagoo Kusii Jeeda Magaalada Tukaraq iyo ciidamada  Soomaliland ee halkaasi Jooga,Hore Waxaa Tukaraq Ku Sugnaa oo tagey Axmed ismaacil samatar.

Ilaa Hada Ujeedada cali Khaliif lama Oga Balse waxa la Sheegay inuu safarkani ku Wehelinayo  Gudoomiyahiisi Hore ee Khaatumo iyo Xubno kale oo Khaatumo Ahaa.

halkani Riix Video Daawo

23 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO DEG DEG: Cali Khaliif oo Tukaraq Tagey Axmed Samatar Hore U Joogey.

  1. Prince of Maakhir · Edit

    Cali Khaliif awal ba tuug baxay ayuu ahaa ee hanti qaran soo hambagay. Isaga waxaan ka odhan karaa oo keli ah shabeelku barihiisu is ma doorsoomaan. In uu qawleysatada SNM ku biiray waxay soo galaysaa maahmaahdii ahayd shimbir ba shimbirkiisa ayuu la duulaa. Ahmed Ismaaciil Samatar sharaftii professornimo waxay ka dhacday markii uu isagu na hungurigu soo dhacay oo uu siyaasadda Soomaaliya ugu soo biiray in uu dhinaciisa wax ka boobo.

    Haddii uu daacad yahay sida walaalkii fallaago ku ma uusan biireen ee waxuu billaabi lahaa ol ole ballaadhan oo uu dhallaanka, waxgaradka iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed ku mideynayo halgan waddaniyadeed ee looga dhan noqdo kooxaha dalkeena ku khamaaraya ee isaga na iskaga gudbay in uu dowrkiisa uu xaqa buuxa u lahaa ka ciyaaro dib-u-dhiska qarankiisa Soomaaliya. Kacaan xooggan ayuu runtii abuuri lahaa ee dalkeena tubta toosan iyo toobiyaha dimuqraaddinimo jaanta u saara.

    Aan ahayn, sida walaalkii ayuu talooyin tayo leh isaga oo dhawrsoon ka dhiiban lahaa oo uu dadka ku baraarujin lahaa meelaha ay wax ka qaldameen iyo hababka loo sixi karo. In uu fallaago qarannimada dalkiisa caqabadda ugu weyn ku ah ku biiro qalad straatiji ah ayay ku ahayd ee qiilka keli ah ee loo heli karaa uu yahay in ay damac iyo hunguri qaadeen. Maahmaahyada ku bannaan waynu wada garanaynaa oo ku sii dheeraan maayo.

    Reply
    1. Adiga Somalilander tahay…Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Jamhuuriyada Qooqday Ee Somaliland ..CIISE XAWAAR waaa WALALKAA….waxba haw been GUURIN ..dhabayacada already way ogyahiin in WAROOS…Somalilandr yahiine.

      😝😝😝

      Reply
  2. Daaaroodki TUKARAQ wuu ka quustay Soowmahaa_?! ..tabartoodiibaa u run sheegtay, Balan waxaan idinku qaaday hadiii dib danbe idiinka maqlo dhul IDOOR haysto Baan XORAYNAYAA…inaynu GADHOWEE ku murmi…hablayahoow Gabdhuhu Dhaleen!

    😌😌😌

    Reply
  3. @sOmalilander,

    Haye, maanta miyaad soo dartay waa adigaa keligaa doobinaya oo cidlada dinaahinaya ee?!

    Alloow Alle. Rabbi ha kuu dhib yareeyo waad caddiban tahay ee.

    Reply
  4. Waaar horta deee masoo AFJARAY hanjabadihii XAAROODKA…..no more xataaa inay kaba hadlaan TUKARAQ ….HADEER GADHOOWE …DIFAACEEDAA U DIYAAR GAROOBA.

    XAQIIQIYQN…WEEYEEE…WARKU!

    WAXAANU SOO AFJARANAA COLAADAAA LABADA JUFFO ..EE WALALAHAA …CEEL AFWEEYN…. OOO MUDO NAGU DABA JIIDANTAY SOO AF JARIDEEDU…OO HADEER RAG IYO RABIBA U KACAY….DEEE BAL MARKAAA WAYNOO IYO …BALANTEENU …GADHOOWE!!

    GOD BLESS SOMALILAND 💪🏿🤘🏿🤘🏿

    Reply
  5. somalilander

    indr waad yara mashquulsanayd sidaad ii sheegtay, waxaan se la socdaa sidaad farta waaweyn ugu dhigto CAAMADA HALAMASHTA ah ee halkan faanku ku dishooday, xaaladu waa isku dhuuq , colaadii xagga ceel afweyn waa loa soo af jarayaa, rag ayaa u kacay intay rabi talo saarteen, balse duulkan XILO SAKHIRAN uu u bixiyey general edbiye waxa lagu meherinayaa ciidda arrafo horteed tuulada GADHOOWE kkkkkkk

    may la socotaa generaale kkkkkkkkkkk

    guul lama maroorsado haddaan looga dhalan meel

    Reply
  6. somalilader

    prophessorska Mr samater iyo master galaydh waxay research ku soo samaynayeen qorshaha maamul ee lagu daadejinayo dhulkan iyagoo kaashanaya barnaamijka ay dejiyeen iyo guulaha ay gaadheen khubarada milaterigu,

    caasghaqiiba waxa dilay ……………..

    wooooooooooooooooooooooooow

    Reply
  7. Xamar waxan xasuustaa isaaqa oo dhuunta oo nin la yiraahdo canjeex oo mareexaan ah uu ku toogasho Barto toban toban intuu isugu xidho
    Waan Ka reebi jirey oo waxan ku Odhan jirey waa dad soomaaliyeed ee Iska daa ha noolaadeen
    Wuxuu igu yiri maalin hadii aad hagaajisid ama aadan dilin wey kugu kibrayaan
    Waa waxa hada socda
    Iidoorow habar gidir ku quusta wax badan bey daarood isku taagtay hadana waa xishoodaan oo kor Uma hadlaan waana Ka Baqaan iney sheegtaan qolada ay yihiin
    Wallee in isaaqnimadan fudeydka ku waalatay laga xishoon maalin dhow
    Buuhoodle ayaa qabsanaynaa waxa ku xigtey dad walaalo ah baa la yahay siilaanyo gogol nabad ah buu fidiyey
    Tan maanta Ka taagan sool bal waxa ay dhasho Iidoorow aan wada aragno
    Wax kale oo soomalidiidka deeqa aan Ka ahayn ciida qabriga anigu ma arag
    Runtiina hada Ka hor dawladii siyaad bare oo xamar Ka baxday Baan waxan joogey berbera Aniga iyo askar badan 3 bilood Baan Iska joogney oo ku toogasho baranay ilaa hargeysa iyo meelo ay Naga soo waceen cabdi casiis cali bare iyo saraakiil kale oo noo sheegeen in layskaga baxo dhamaan woqooyi galbeed laakiin Walaahi Cid noo timid oo dagaal isku dayday ma jirto
    Nimankaas tukaraq qor yaha la taagan waxan Idiin balan qaadayaa iney wax dhinta iyo wax la qabsado noqdaan oo Walaahi igu ah

    Reply
  8. Ciyaalka homeless ka ah ee Alchemist ah iyo weliba naasaha leh sida Sabiilander in loo juuqo ma bannaano, war uma hayan waxa tukaraq ka dhici doono, taariikhda iyadaa is qorta, khaniis idoor iyo oday sakhraansan midna waxbo kuma biirin karo xaladda tukaraq, dhul ninkiisibaa iska leh.

    Reply
  9. Oday dhaqan eed isku sheeg

    Hadii afweyne dad shacaba intuu guryshoodii kala baxay Jasiira ku toogtay , bal ka sheekee sida isaga iyo jaal ayaad hii ilaa Nayjeeriya ilaa South Africa loo eryaday, miyuu lib helayba sowka Canjeex hurdo seexan waayey ee habeen iyo maalin hoogayeeyda youtube ka leh. Adigu hadii aad ka mid ahayd kuwii dadka dilay Walee aduunna si fiican uma seexatid aakhiranna su’aal baa kuu dambaysa.

    Isaaq dhulkiisii oo xora ayuu joogaa waanna noo galad iyo rayrsyn hadaan nidaamkii qawlaysatadda ahaa madaxa ka jiray .

    Reply
    1. Horta waxaad iska dhigtaa inaad tahy qof macquul ah lkn reerkii DAALIMIINTA ahaa oo aan car isku rogin ayaad tahy waxaan u daliil ah nimanka ama dadka comments ka dhiibtay page kan waxaan arkaa ineey is wada weeydaarsadeen ereyo aan cidna anfaceeyn ee weliba kuwa kore sida qofka wata S lander uu uGu hadal kharaar yahy asagoo BEEN, AFLAGAADO iyo FAANBA aan kala reebin. Hadaba waxaa kaliya oo ku DANQAY waa Siyaad Barre kkkkkk iyo Isaaq oo waa hore isku dambaabay!

      Hadaba cidii eryootayba Daarood hadaad ka adkaateen oo sidaas aad u necbtihin MAXAA IDIN DABA DHIGAY oo HADBA HALKII IDINKU SOO BIIRABA AAD OOOGA DHIGEEYSAAN INAAD LEEYLATUL QADRIGII HESHEEN? Waa yaab kkkkkkkk dad aad necbtahy oo hadana aad ku farxeeyso hadii hal ayaga kamida kuu yimaado! Waa waxa waxa iga cajabiya markaan cidaan Isaaq arkaba!

      Reply
  10. Oday doqomeed habargirid waa taa ku baday qarawga aad maanta ku hadleyso oo aadan is ogeeyn wareeyso aabahaa iyo adeerkaa waxa jira arlada in laguugu jiifiyo adoo ninweynaa habargidiraa soo socoto

    Reply
  11. War nimanyahow! kkkkkk mindhaa waxa aan la doodeeyno waa waxa dhalada uun agtaalo oo wax eey kanaxayaanba jirin!

    Horta Daarood xagee baad ku aragteen oo aad ooga adkaateen? waa yaabe! koonfur baan joogay markii QOWLEEYSATADU mooryaan iyo darbi jiifba isa soo aruursatay.
    Jareer
    Dir oo dhan
    Eelaay
    Hawiye/Mooryaa

    iyo Daarood oo 30% hadana DHARBAAXADII LAOGAA kugu dhacday ilaa iyo hada aad lajiifto.

    Mideeda kale WALLAHI baan ku dhaartaye inaanan kufaanin dhibaato qof Islamnimo sheeganaya aan ugeeysanay lkn reerka Isaaq iyo Mooryaan waxaad moodaa in lasoo CIILAY! Calashaan cuqdad baa idin dishay.

    Waxaad ku faantaan
    GABAR DAAROOD BAAN WAA KUFSANAY
    NIN DAAROOD BAAN WAA DILNAY
    TUULO DAAROOD BAAN WAA QABSANY
    KKKKKKKKKKKKK

    OO MUCJISO! INTII IDINKA LAIDINKU SAMEEYEY WAA DULMI LAIDIIN GEESTAY INAAD GEESATEENA MUJAAHIDNIMO!

    Reply
  12. @Barwaaqo
    Ilaah baan kugu dhaarshaye bal aad uGu fiirso comment geeygaas kore! Oo runta kasheeg hadii hal beena aan kusoo daray iweeydii! Jawaabteeda oo sax ah anigaa kusiine Insha Allah.

    Reply
  13. Hawiye iyo Isaaq isku deegaan ma’ahn, isku lahjad ma’ahan isku siyaasanda ma’ahan oo Hawiye siyaasadiisuba waa NACEEB reerod iyo jahawareer. Isaaqse waa AARGOOSI! Hadaba maxaa labadaas reerood oo aan intaas wadaagin kamideey NACEEBKA DAAROOD KALIYA?

    Hadana waxa kaliya oo aad iska ilaalisaan waa DAAROOD MIDOOBA maxaa yeelay hadii Ogaadeen oo Somali nuskeeda ah, Mareexaan, harti iyo inta kale idiin midoobaan bal adiguba iska filo wixii dhici lahaa adigoo aan xassadnimo ku dhex qasin. wbt

    Reply
  14. Ciyaari waa gelin danbe.

    Meeshan waa lagu hungoobay oo nimankii lahaa waxaan xidhaynaa xuduud sow kuwan caano-boodhe ku wada xanuunsaday. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    xagee taageero iyo lacag laga keeni, xagee rasaas laga keeni, sidee loo saari hubka meesha afka libaaxa soo galay??????????

    Ninkii dhoof ku yimid baa …….kkkkkkkkkkkkkk Sadex geesoodka Bermuda waa TUKARAQ.

    Hadalkiina way daayeen.!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

    Reply
  15. Oday dhaqameedoow

    Fudayd iyo kibir wuu soo idlaaday oo iyagoo caanaha lulanaya ayuu kibir ku kalifay inay kaadida iska duwi waayaan oo waliba ciyaalkii iyo habrihii bay ugu sheekeeyeen Muuse NUCLEAR ayuu haystaa oo meel walba saacad buu ku qaban doonaa, meeday saacadaii??????????

    Tan kale ee aad u sharaxday waa inaanay kala garanayn runta iyo ciyaarta, oo mararka qaarkood ciyaar baa ku rida af-libaax, waana tan maanta halkaa dhigtay.

    Maalin dhow waxaad maqli doontaa waar jid aan marno ha nala siiyo, oo waliba kuwan iimaan-laaweyaasha ah ay ergo ka dhigtaan, balse mar hadii caanihii la daadiyay, ciyaartiina baastooladii lagu bilaabi lahaa ay dhacday, waxay ku dhamaanaysaa 10-O, ninkii soo kibray baana meesha dhaqaya, ama cawska cunaya.

    Shaxda siyaasada iyo shaxda caruurtu meel kuma wada socdaan, qofkaan kala garan karina waxaa isaga dhexlumaya xaqiiqada iyo khayaaliga.

    TUKARAQ oo noqotay IDOOR-RAQ .. Fulayoow guuli kuu dhoweydaa kkkkkkkkkkkk

    Reply
  16. KKKKKKKKKKKKK DAAROODKII OOYINTOODA BAXEYSA WAR IS DHIIBA AMA ISKA DHICIYA ISAAQ WAXANI WAA DULEYSI TEEDA KALE NACASKA LEH HG KU QUUSTA HG SOODA FIRGAAJO KA OYSIINEYSA MAHA OO MEEL UU WAX UWADO GARAN LA,A WAXAAN SUGEYNAA MARKA AAN U CEYRSAN DOONO DHANKAAS IYO GEDO KULEYL BADAN KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada