DAAWO VEDIO: Wariye Su’aal adag uu weydiiyay Mas’uul ka tirsan Somaliland loogu xiray Mgaalada Boorama

Guddoomiyaha Gobolka Awdal C/raxmaan Axmed Cali,ayaa xabsiga dhigay Wariye Axmed Hoori oo Telefishinka Horn cable tv uga soo warama magaalada Boorama,ka dib markii uu weydiiyay su’aal uu ka xumaaday.

Su’aasha uu ka gil gishay Guddoomiyaha Gobolka Awdal ayaa ahayd’Su’aal ku saabsaneyd hadal ka soo yeeray Suldaan Wabar oo dalka dibadda kaga maqan,balse muuqaalkaasi ku faafiyay baraha Bulshada,

 

Barasabka Gobolka ayaa ka cudurdaartay inuu ka jawaabo su’aashaasi,ismarkaana uu sheegay inuusan xog badan ka heyyn.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

4 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VEDIO: Wariye Su’aal adag uu weydiiyay Mas’uul ka tirsan Somaliland loogu xiray Mgaalada Boorama

  1. Berigi siyaad bare wadanka haystay isaaquna kabaha u sideen mareexaanka ilaahay janadda ha ka waraabiyee ayey soo baxday ”’ AFKAAGA HAYSO AMA AFGOOYE AAD ”’

    Afgooye waxaa ku yiilay xabsiga siyaasiinta lagu xidho wakhtigaas.

    Hadda Maamul goboleedka ”Somaliland”’ waxaa ka socota

    ”” hadalka jooji ama Hargeisa Aad ””

    Reply
    1. Iidoor oo dawlad noqda sidee ayay ula dhaqmi lahaayeen ummada inteeda kale?
      Aduun ayay ka dhigi lahaayeen.
      Somalidu waa ay baratay iidoorka, waa umad yaab badan oo cuqdad iyo ciil uun qabta!!!

      Reply
  2. Iidoor oo dawlad noqda sidee ayay ula dhaqmi lahaayeen ummada inteeda kale?
    Aduun ayay ka dhigi lahaayeen.
    Somalidu waa ay baratay iidoorka, waa umad yaab badan oo cuqdad iyo ciil uun qabta!!!

    Reply
  3. SHIDAALKII UGU BADANAA OO JIGJIGA LAGA SOO SAARAY IYO NAFTADII KA IMAN JIRTAY DIBADA OO HOS U DHACDAY/KADIB MARKII QAYMO KA JABAN HALKAAN UGU HELAYAAN DADKA SOMALIDAA MESHA MARKII HORE UGU EMAN JIRAY WADAMADA JAMAN KENYA BRASIL EMIRADKA IWM

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada