DAAWO VEDIO: Shariif Xasan oo ka Qeyliyay War la baahiyay oo loo gudbiyay AMISOM

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa beeniyay warar been abuuray uu sheegay in laga baahiyay,wuxuuna carabka ku adkeeyay in si qaldan loo fasiray warkiisa.

War dhowaan laga baahiyay Shariif Xasan ayaa lagu sheegay in AMISOM ay ku fashilintay furida Waddoyinka.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA:-

Post Comment