DAAWO VEDIO: Qaraxii Villa Somalia, Safarka MD Farmaajo ee Beljimka, Itoobiya & Eriteria & Kulanka Donald Trump & Putin

Magaaladda Muqdisho, maanta waxaa ka dhacay qarax xoogan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxan ayaa ka dhacay banaanka Villa Somalia, halkaas oo amaaneeda si weyn loo adkeeyo.

Dhanka kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa magacaabay garsoorka Gobolka Banaadir, kadibna waxaa uu safar u aaday dalka Beljimka.

Wararka kale, waxaa ka mid ah Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa magaalada Helsinki ee dalka Finland kula kulmaya Madaxweynaha dalka Ruushka Vladamir Putin.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA;-

Halkaan Ku Qor Fikirkaada