DAAWO VEDIO; Maamulka Somaliland oo caburin ku bilaabay Wariyeyaasha & Kullan muhiim ah oo dibadda looga saaray

Warbaahinta madaxa bannaan eek a howlgasha magaalada Gabiley ayaa laga hor istaagay iney gudaha u galaan kullan uu kula wareegay Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koora gacanta ku heynta Wakaaladda Biyaha Gabiley oo horay gacanta ugu heysay Dowladda hoose ee magaalada Gabiley.

Goobta uu kullanka ka dhacayay oo wariyaasha laga hor istaagay ayaa waxaa la soo dhigay Ciidamo Boolis oo aad u fara badan.

Maamulka Gabilay ayaa Kullanka kaliya u ogolaaday iney gudaha u galaan wariyaasha Warbaahinta Somaliland ka howlgala.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA:-

2 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VEDIO; Maamulka Somaliland oo caburin ku bilaabay Wariyeyaasha & Kullan muhiim ah oo dibadda looga saaray

  1. AR ‘qaranku’ CABURIS BADANAA! MUXUU QARSANAAYAA MA NAAG QUDBA SIRO AH BAA? ar ‘qaranoow’ kadaa kkkkkkk

    dr Cawad ma ila socotaa? kkkk

    Reply
  2. QABIIL QARAN MA NOQDO SI WALBA OO LA ISUGU DAYO

    QABIILKA UGU BADAN ADDUUNKA WAA QABIILKA LA YIRAAHDO ”’ MALAY ”” OO KU NOOL INTA U DHAXAYSA MALAYSIA ILAA INDONISIA WAXAANA LAGU TIRIYAA IN AY YIHIIN 45 MILLION HADANA WAXAY KU KHASABTAY IN AY UMMADDAHA KALE SIDA CHINES ORIGIN IYO INDIAN ORIGIN AY HESHIISYO ULA SAMEYSTAAN SI AY DAWLAD UNITED AH U SAMEEYAAN SIDAAS AYEY QABIILKA ”’MALAY”’ AY QARAN U SAMEEYEEN HADDI KALE SUURTAGAL MA NOQOTEEN IN AY QARAN SAMEEYAAN

    ISAAQU WAXAY SOMALIYA KU LAHAAYEEN KAALIN BUUXDA MARKA TAARIIKHDA DIB LOO EEGO

    DHINA SIYAASADDA IYO DHAQAALAHA. WAXAY SOMALIYA KA SOO NOQDEEN
    1- PRIME MINISTERS
    2-VICE PRESIDENTS
    3-SPEAKER OF THE PARLIEMENT

    .

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada