Daawo :Soomaaliya oo Heshiiskii Ugu Weynaa La Galaysa Shiinaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti halkaas oo uu ka furmay Shirka Madasha iskaashiga Afrika iyo Shiinaha.

Hirgelinta ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika, xoojinta maalgashiga, kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo Arrimo kale ayaa looga hadlayaa shirkaan oo soconaya Saddex maalmood.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed oo haatan ku sugan dalka Jabuuti ayaa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya uga waramay ahmiyadda shirkaan uu u leeyahay Soomaaliya.

Soomaaliya oo Alle uu ku manaystay kheyraad badan ayaa haatan waxay diyaar u tahay maalgashi, iyadoo ay jiraan shirkado iyo dowlado badan oo haatan danaynaya Soomaaliya.

Safarka Madaxweynaha waxaa ku wehliya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshahada Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo La Taliyaha Arrimaha Dibadda ee Madaxweynaha Mudane Balal Cusmaan.

2 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “Daawo :Soomaaliya oo Heshiiskii Ugu Weynaa La Galaysa Shiinaha

  1. Qaranimo ayaa Qoys & qabiil Dhaanta

    VIVA QARANIMADA SOMALIYEED

    VIVA QARANIMADA SOMALIYEED EE AY BILILIQAYSTEEN MOORYAANTI ILJEEX

    VIVA QARANIMADA SOMALIYEED EE QOYS ISAAQ AH UU KALA QAYBINAAYO

    VIVA QARANIMADA SOMALIYEED EE CALANKA QURUXDA BADAN LEH

    VIVA QARANIMADA SOMALIYEED EE SOO NOQOTAY NUS QARNI KA DIB

    VIVA QARANIMADA SOMALIYEED EE DEEQDAY QOF WALBA

    VIVA QARANIMADA SOMALIYEED EE QIIMO YAR RAG SIISTEEN

    VIVA QARANIMADA SOMALIYEED…. VIVA UNITED SOMALIYA

    Reply
  2. viva qanimada somali iyo darood cuqdadaysan
    viva qaranimada somaliya janjanhawiye ciilqaba
    viva qaranimada somali majeerteenya iyo baridhaq dhadhaqdooda
    viva qarinimada somaali darxumada rer baay iyo dhaga la aantooda
    viva qaranimada somali dirta darood raacday
    viva qaranimada somali hawiye kaqatan dhaxalkii awoowgii
    mahaan unukaaleh mataan celiyaaleh anukaa dhuuqayna
    jadiinkiiyaa na en gagay walax bartood mahayno
    maha halagu kalatago ama aan nuugo
    maamulna halay baro majeerteen walax aan kaqishno isugaa faan badani bal inuu nATOOS TOOSIYO
    LAKIIN WAA KABAQAYNAA WAA SHADAAN MACAAN JECEL ARHOOY KAKUD

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada