DAAWO MUUQAAL:Beesha Cilmi Naaleeye oo ciidamadii ugu badnaa Gaysey Tukaraq,Somaliland u Hanjabey.

Beesha Cilmi Naaleeye Ayaa Ciidamada Ugu badan Gaysey Magaalada Tukaraq Iyadoo ku biirisay Ciidamada ,Beesha Ayaa Sheegay Inay Diyaar U yahiin Dagaalka Dhan Ah maamulka Jeegaanta Soomalilam.

waxayna Ciidamadani oo Ku Hubaysan Hubka Noociisa kala Duwan Fadhisin ka Samaysteen Duleedka Tukaraq Iyadoona Taliyaha Ciidamada Difaaca Puntland uu halkaasi ku booqday Sida wararka Sheegayaan,waxaana uu  Kala Hadlay goob Fagaaro ciidamadasai Cusub.

Halkani Riix Video Muuqaal Ciidamada

Halkaan Ku Qor Fikirkaada