DEG DEG:- Ra”Iisul-Wasaare Kheyre Oo Hada Gaaray Qardho

Wefdi uu hogaaminayo Ra”iisul-Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay ka midyihiin Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa haatan gaaray Magaalada Qardho ee gobalak Bari. Dadweyne aad u fara badan…