Donald Trump iyo Kim Jong Un oo Kulmay Taarikhda Ugu Horaysay oo Madaxweyne Maraykan la kulmo North Korea.

Dalka Singapore Waxaa Ku Kulmay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un Taarikhdi ugu Horaysay.

kulankani Taarikhga Intaysan Kulmin Ka Hor Waxaa La Wada Dejiyey Hotel Isku Muuqda Oo kuyaal Singapore Dhanka Jasiirada.

Mr Trump Ayaa Ku Horeeyey Salaanta Isagoo Dhanka Midigta Ka Soo Socdey Halka uu  Kim Jong Un Dhanka Bidixda Uga Yimi Waxayna Gacanta Isgaliyeen Salaan oo ilaa 30 Sakin isku Hayeen.

Kulankani Oo hordhac u ah kulan Saxaafada aysan joogi Doonin oo Toos uga wada Hadlayaan Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi Hubka Nuclear iyo qaabkii Waqooyiga Kuuriya Hubkeeda U bur Burin lahayd.

Kulankani oo Shuruudiisa ahayd Inay Xirto Kuuriyada Waqooyi Xerada Gantaalaha Ay ka Tijaabiso inta Badan oo Ku Taala Biyang Ri waxay Sheegtay inay Xidhay inkasta oo arintaasi la Aamin sanayn .

Warbaahinta Kuuriyada Waqooyi ayaa Sheegtay Inuusan Wali Ku Kalsoonayn Kim Jong Uun Donald Trump sida kulanka Looga Jeedey Dhex Marayey.

Balse Waxaa Hubaal Ah taarikhda Markii Ugu Horeeysay oo Kulmaan Laba Madaxweyne oo Maraykan iyo Kuuriyada Waqooyi.

Kuuriyada Waqooyi Ayaa U Muuqanaysa Inay Siyaasadeeda Caalamka Badali Doonto Iyadoo Tan iyo Dagaalkii Labaad ee Aduunka Kadib Heshiis La Gashau Dalka Ay isku dhaqan ,qoomiyad iyo Afba Yahiin ee Koonfurta Kuuriya.

Marqaannews.net

Diwaanka Wararka

 

Mohamed Shiine

Halkaan Ku Qor Fikirkaada