DEG DEG+SAWIRO: Mid Ka Mid Ah Odayaasha Dhaqanka Ugu Caansan Somaliland Oo Calan Cad Kala Degay Garoowe

Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal Puntland waxaa gaaray waxgarad ka mid ah Odayaasha Dhaqanka deegaanada Maamulka Soomaaliland,iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyey.

Waxgaradkaas oo ka tegay deegaano ka tirsan Gobolka Awdal ayaa waxaa hoggaaminaya Suldaan Abdi Gahayr Maxamud oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka deegaanada Maamulka Soomaaliland.

In kastoo uusan faah faahin ka bixin sababta ka dambeysay safarkiisa ayaa hadana wararka aan heleyno waxa ay sheegayaan in uu doonayo xalinta xiisada dagaal ee u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland taas oo ka taagan deegaanada Tukaraq.

Waxaa la filayaa in saacadaha soo socda uu kulamo kala duwan uu la qaato waxgaradka Magalada Garoowe si xiisadaas loo qaboojiyo,isla markaana ciidamada look ala qaado.

44 thoughts on “DEG DEG+SAWIRO: Mid Ka Mid Ah Odayaasha Dhaqanka Ugu Caansan Somaliland Oo Calan Cad Kala Degay Garoowe

  1. Puntland just sneezed in Tukeraq and the SNM have all caught a terrible flu already! Amazing stuff indeed. If it weren’t so heartbreaking I would have laughed out loud seeing this poor Habar Awal old chap effectively surrendering on behalf of Biixi and the AWal-Jeclo faction. He didn’t have to waive the white flag but it is a manifestation of the sheer scale of angst and desparation gripping the rebellious group. For this to happen inside Garoowe, the capital of Puntland, in broad daylight is something for the history books.

    I can only imagine how sOmalilander is going to swallow his huge taqsin hard and choke on it as he sees the headline and the humiliating photos of his elder inside Garoowe! And Ahmed? Well, he’s going to drop whatever he’s holding and blink hard ten times to make sure he’s not imagining it all! As for Faysal Waal, no doubt someone’s gonna call his house doctor the moment he sees this. Siilaanyo? Well, no biggie for him; he’ll only need his pampers changed!

    Reply
  2. ASC.
    Waa muhiim nabad laga suubiyaa meelahaas ay dagaaladu ka jiraan.Ayana waa muhiim kale in la tix galiyo dalabka Odayaasha iyo waxsan garadka ka soo dagay magaalada garoowe ee la soo dagay calanka cad.Ayadoo ay ujeedadoodu tahay nabad raadin.Hase ahaatee waxaa arimahoo dhan fure u ah in ay SNM ka wada baxdo dhulka ay xooga ku soo gashay.Saas markay timaado waa laga wada hadli karayaa khilaafkastoo jira.

    Reply
  3. Ninka Isimka Sheeeganaya halka shay ee furan waa inuu yiraahdo anigu Maleeshiyada Igu Haybta Ah Ee Reer Boorama Waan Kala Baxayaa Maleeshiyaadka SNM Ee kusoo Duulay Deegaanada SSC…Waxii ka baxsan ee uu la yimaado waa hadal meel waayay !! lax baana laga yidhi….

    Reply
  4. Oday Gudabiirsey ah oon cidina diran waxba idin qaban maayoo waad ogayd waxii ku dhacay BOQOR BUUR MADOOW oo boqorada Jamhuuriyada Barakaysan Ee Somaliland inuu jeelka mandheera LIINTA KU CAABAAYO.

    Markaa wali waxaan sugnayaa inaad laascaanod ku tukataan ciidka ciidal ODXA mar haday fashilantay tukashidii ciidii Eidul Fit..ri.

    πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

    Reply
  5. Dablariday.

    Wali su’aashii ahayd laaskaan ciidka ku tukanaynaa way ku sugaysaa sxb…waxba kolba meel uubood kuu kordhin maayeee …goormaa laaskii ku tukanaysaan…waan idin arkaa oo duqan gudaybiirsay isagiibaa LAHAHSYE AH oo calanka Tawxiidka leh ee ISAAQ ka dul babanaayo.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk

    Reply
  6. Oh my gosh inbt gabar harti…waad kusoo luntay inaabt goobtan Compton ee the most notorious village in US..anyway anigaa kaa dabdaadiinayee. Gacanta i qabso inbt!!πŸ‘πŸΏβ€β€β€

    Reply
  7. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Odaygan calanka cad Muqdisho idiinka soo qaatay tollow ma Budhleyn iyo Muqdisho ayuu dhex dhexaadinayaa mise wuxuu hayaa awood uu Ciidanka Garoowe uga dul kiciyo? kkkkkkkkkkk

    Istusyadii iyo Isqoradii la’aa cid sawir ka qaada ayaa imika helay fursado sawirkooda meelahaas looga arko. kkkkkkkk

    Meeshan Atoore ayuunbaa reer Budhleyn aan ka arkaa. Atoorena wixii ay Budhleyn odhan jirtay uunbuu ku celiyay. Waa in odayga lagu yidhaa waar calan cad anaga waxba noo sheegi maayo’e hadaad awood aad ku gorgortanto leedahay orod Somaliland Ciidankeeda dib nooga kici oo naga dulqaad kulkooda ma xamili karnee.

    Reply
  8. Dab.

    Sxb ubaneee GABAR HARTI markad xorayn kari wayday bay qaadaaysaa …HAD BA WAXAAN ARKAA ANOO AYY CIDLA AH EERI GABAN SIDII …

    UBAX BAAN SIDAA BAY LEEDAHAYEE WAX MA U QABAN KADHAAN BOOWEE.🀘🏿🀘🏿🀘🏿

    Reply
  9. @ Somalilander

    in aadan Nasab ahayn ee aad isaaqa iska sheeganaysid waxaa laga gartaa hadalkaaga iyo sida aad Dumarka uGu degdegtid. Bal u fiirso Ahmed bal u fiirso Xaaji saalax dumarka ma caayaan waxna kama sheegaan xita kaftanka Kuma soo Daraan. Laakin adigu nin sheegta Isaaq baad tahay oo muuse dhariyo paltalk ku sheegan jiray taas ayaa cadaynaysa in aadan ahayn Nasab. Isaaq dhab ah Dumar kama kaftamo wale.

    Reply
  10. Dab La Riday

    Sxb maanta meeshan waad ku fashilantay. Hadii aad hore u ogeyd inaanad ku qanceyn jawaab walba oo uu sOmalilander ku siiyo maxaa sawaxanka iyo qeyladan badan kaa keenayay? Annagu yaabnaye ma mahadhe ayaad tahay nin yahow? Waxaad u xiiqsaneyd laguu sheegye sidii nin weyn u qaado jawaabta.

    Reply
  11. Dab La Riday

    Waxaagu ma awr iskaga kacso uunbaa nin yahow? Madhibaanka ma’adiga ayaa nasabnimadii ka qaaday. Mise kale waxaad noogu sheekaynaysaa inaanay jirin rag qolo walba leh oonan dumarka waxay doonaan ku odhan? Sowdigii shalay anaga oo Isaaqa nagu caayay inaanu Dumarka Cayno oonaan waxba ka xishoon. Hadaba nin yahow kala hadalka naga daa oo sidaas uu sOmalilander qoladiisa kuugu sheegay ku qaado. Hadii kale adiga ayay fartan aad leedahay wey godan tahay kugu godan tahay.

    Reply
  12. @ Ahmed SNM

    Ninyahow wax badan baad Somalilander jeclaatay in uu mar uun Habraha mid uu sheegto,Aniguse walaahi bilaahi waxaan taagnaa Somalilander oo paltalk ka leh Muuse dhariyo Ayaan ahay marka wax walba oo aad sheegtid Axmedow ninkan Kuma Noqonayo Isaaq. Sababta aysan iiga dhaadhacayn waa taas PALATALK wuxu wadan jiray Somalilander Muuse dhariyo ayuu ahaa, Marqaan media Somalilander buu wata waa Habar awal ciise muuse SOW YAA MA AHA AHMEDOW.

    Mida kale Dumarka caydooda iyo ka hadalkooda kaftan Rag Kuma Jiro ee dhaqankaas waxaan ku arkay ISAAQA paltalk ka hadla oo dumarka Timaha jiita.

    Ahmedow bal horta Somalilander hoos isu soo waraysta oo soo weydii Paltalk wuxu wadan jiray iyo wuxu sheegan jiray. Xitaa Isaaqa PALATALK waxay ku oran jireen Magacaad sidatid ISAAQ laguma Noqdo wale.

    waa yaab Ninki aan sidaas u iqiinay in uu igu Noqdo Habar awal……kkkkkkkkkkkkk

    Ahmedow Somali wey iswada taqaanaa, qabiil walba iyo jilib walba iyo family walba waa la yaqaanaa sidaas awgeed wey adagtahay in qof qolo uusan ahayn sheegto.Isaaqa laakin qiiro iyo ficil badan baa idin ku jira qof alaale qofki isaaq sheegta Dushaad ku qaadaysaan, Hadda ahmedow anagu xaga sare kama sheegano qabiilka ee waxaanu toos u sheeganaa waxaanu nahay Example Haddi la I weydiiyo yaad tahay oran mayo Daarood ama Harti ee waxaan oranaya waxaan ahay warsangeli, Anigo ah Daarood/Harti hadana waxaan ka jeclahay horta in aan sheego Warsangeli. Laakin idinku waxaad marka hore oranaysaan ISAAQ baan ahay ka dib marka la idin sii weydiiyo ayaad oranaysaan habar awal ama habar yoonis ama habar jeclo. idinka kilmada ISAAQ ayaad soo hormarisaan anaguse waxaanu horta sheeganaa waxaanu nahay sababtuna waxay tahay warsangeli baan u arkaa in aan ku meel mari karo anigo ” SPARE ”” ii tahay Daarood /Harti Hope you understand me

    Somalilander wixi aan PALATALK ku soo arkay isagoo leh ama lagu leeyahay ayaa madaxayga ka bixi weyday wale ee Colaad kale ma jirto SXB.

    Ahmed adigu meel ku sheeg Xaaji saalax waxaan maqlay jeegaantu ka cadhooday kkkkkkkk ileyn waa nin Habaryoonis ahe

    Reply
  13. @Ahmed,

    Waxaagu waa “suul qori wareemay qanjidh baa u damqada” haye? Markii uu Awal sheegtay bay meeli ku sii damqatay kkkkkkkkkkk. Waar u bannee labadoodu ha kala baxeen ee.

    Sida aad ogtahay ba annaga Isaaqa cashar la inaga ma siin karo oo Isaaqa iyo iidoorku noo kala soocan. U bannee ha ka tiseyn ee!

    Reply
  14. Dab La Riday

    Hadaba maxaad madaxa su’aashaas noogala qabsatay hadaanad ku qanceyn jawaabteeda? Walaahi waa su’aal wanaagsan nin yahow. Waayo anigu hadaan adiga kaa shakisanahay wax waan ku weydiin karaa. Laakiinse markaad jawaabta isiiso waxaan ku khasbanahay inaan ku qanco. Waayo beyt kaliba iima furna. Reer jaandi ama jindi kaad sheegatoba meel aan proof uga doonto ma hayo oo waayo waxani waa iska fadhi ku dirir oo cidina cid kale dhab uma taqaano iyaga oo wada kulma mooyaane. Xitaa qof labo magac wata ayaa halkan iskukaa shushubi kara hadii uu waxaas xariif ku yahay. kkkk

    Hadal iyo dhamaantii anigu hadaan sii ogoahay inaanan jawaab walba ood isiiso aanan ku qanceyn iga walee inaanan hal miridhidh iska kaa haleeyeen. Si kale oon kuula xifaaltamo waan kuula xifaaltami lahaa. Xitaa hadaan kugu caayo waxaan kuu malaynayona ka dhahoo. Laakiinse wakhi iskagama khasaariyeen sidaad sameysay oo kale hadaan ugu danbeysta ogahay inaanay i mareyn waxaad ii sheegtaa. kkkkk

    Kolkaas halkan maanta fashiluu baa kaa raacday nin yahow. kkkkkkkkkkkk

    Reply
  15. Cismaan

    Horta Ciid Mubaarik nin yahow.

    Kolka xigta, ma adiga kelidaa ayay kuu banaan tahay inaad meesha daf uun iska soo tidhaa oo dadka kale dood socota kama soo qeyb geli karaan miyaa? Sow digii pageka hoose sida ka lahaa maaha.

    “@ His Royal Highness Suldaan Dab La Ridey,

    Maahmaadaas uu Omalilander isku amaanay bal qumaati u dhuux:

    β€œβ€¦ILAYN ARAB GARAAD MALEH MAXUU GURUX KA LAYNAYAYA!!!!”

    Dadka aan aqooni Arabku waa reer Isaaqa ka mid ah oo Garxajiska sii xiga. Maxaa halkaas kaaga baxay?

    In ay timiri laf ku jirto iyo weedh aan sacabbada lagu qarin karin!”

    kkkkkkkkkkkkkkkk Walaahi maanta waa lagugu qoslay. Fashiluu baa adna halkan kaaga dhacday.

    Ma ninkaagan qoloada ARABKa la yidhaa yidhi waxay galaan GARXAJIS ayaa Isaaq kala yaqaan ama u kala soocan yahay?

    Bal waad isku xaartaye horta xaarka iska soo masax nin yahow.

    Bal faah faahin yar naga sii halka uu ARAB, GARXAJIS ka galo illeyn adaa nooga war roone.

    Reply
  16. Dab La Riday

    Xaaji Saalax waxaan u rajaynayaa inuu Ciid Wanaagsan ku ciiday. Ninkaasi waa Gaadh haya dalka oo markii iigu war danbeysay God Qabooje ayuu ku barjaynayay oo Ramadaantii ugu soo gashay. Kolkaas beyt kaaga banaan ood halkaas kasoo gashaa ma jirto’e war kale noo sheeg nin yahow. Sida keli ah eed Xaaji Saalax ula goolaaftami kartaa waa adiga oo intaad UAE, Jabuuti iyo Boosaaso iyo dhulkaas kale eed ku meeraysato ka yimaada oo Godqabooje iyo Tukaraq buu kugu sugayaaye bunduq kala hor yimaada. kkkkkkk

    Reply
  17. Cismaan

    SXB, HAKU RAFAN JAWAABTA DEE. WAXAANU KAAGA FADHINAA INAAD NOO FAAHFAAHISID HALKA UU ARAB KA GALO GARXAJIS ABTIRSIINMADA.

    Xert reer MARQAANWEYNE fikrad dhiibato iyo dusha ka milicsadayaalba aday kaaga fadhiyaan jawaab waafi ah oo si wanaagsan noo wada kafaysa.

    Reply
  18. Ruxii sheeko kuu gala hadaan hadalka laga gurin inuu gaabsadaa u roon… Garri makaa baxdaa ..adiga maku gashaa…

    Anuu goroyo halshAAa & wiyil gaaxataan ahay…..adna goraya cawl geri ooman baad tahay..shimbir garab la baa tahay ..GUUGUULAHAA dhawaaqaa gabal yaanu kaa ridin!!

    God bless Somaliland 🀘🏿🀘🏿

    Reply
  19. @ Cismaan

    SXB HA GABANE SU’AASHA IIGA JAWAAB!!!!

    Cajiib, waar dad yahow ninkii maxaa ku dhacay? Sowkan juuqdii gabayba!!! Naw.

    Waar Cismaan xaalku waa sidee. Maanta dabadii aad iska fayday ayaa weli deydeyaysaa sidaad ku qarin laheyd.

    Ninkii Cismaan wikipediaha ayuu kasoo daydayayaa qabiilka Arab meesha uu Isaaq kasoo galo. kkkkkkkk

    Waar ninku illeyn dhor midh oo reer Abtigiis ah ayuu Iidoor oo dhan ka yaqaanaa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reply
  20. Bari makaa baxdaa..adiga maku gashaa…adiga maku gaydaa adiga toloow makaa godaa…

    Gar cadaawe sheekada hadii aad ku gooyseen..ood garatay gaadmada iyo uur gumaadkaba . isha xubinta laga gooyyn geeljiraa yaqaNEE MAXAA ADIGA KAA GALLAY!!

    β€πŸ’šβ€πŸ’š

    Reply
  21. @Ahmed,

    Ciid Mubaarak adiga na. Intii aynu is naqiinnay weli ima aanad tooyan baan u arkaa! War anigu waxaan dheelaa shaxda xikaayadaha lagu kala lafa guro oo xaska na lagu qaraaco. Doodo ayaan abuuraa. Madmadoow badan iyo meelo muran iyo murti ba ku mudan yihiin baan soo faadhfaadhaa oo aan boodhka ka jafaa.

    Kollay sida kaa muuqata xikaayado iyo xifaaltan badan oo Isaaqa ka dhexeeya ayaad ka war la’dahay oo anigu na kuu furfuri maayo. Odayada iyo kuwa ku dheereeya bal ka soo fagfag. War mar kale iyo mawjadaha aan ka murtiyeeyo oo maankaaga ka weynaaday kkkkkkkkkkkkkkkkkk. Waan ka xumahay jaalle.

    Reply
  22. Buurbaaaaa Kugu Gudbane….miyaad soo bixi kart…
    Dhulkaaa …ila balaadhe…miyaan laasczznood iman karaaa..πŸ˜‚
    Gus baa IBU jabsane miyaan wali bogsaday bay tidhi gabadhii jaad layda ahYd ee reer laascaanood!!

    🀣🀣🀣

    Reply
  23. Cismaan

    Maanta waxaad meeshan ku cadaysay inaanad rag la talaabsan karin. Ninka ragi ahi marka ay maradu ka dhacdo inta uu joogsado ayuu is dabaraa. Laakiinse adigu intaad maradii faraqa qabsatay ayaad weli dabadii oo ku feydan iyo qoodhihii ood ka walaq walaq siinayso nala garab gucleynaysaa. kkkkkkkkkk

    Cakuye, intaad brake ga noogu yara qabato xaajada, sidii nin rag ah iska qiro inaad tahay nin dhowr midh oo reer abtigiis ah yaqaan. Waxa kale eed meeshan la shirtimaadaaba waa wax yar ood wikibiidhiyaha kasoo xigato. kkkkkkk

    Reply
  24. @Ahmed,

    Waxba ha ii Habar Magaadleyn oo anigu ba dhankaa maahir baan ku ahay ee, miyaad adigu wax ka ogtahay in aan anigu Harti ahaantayda Garxajiska iyo Arab ba kaa sii xigo?

    Musaska lama gacma gacmeeyo Ahmedoow! Bal carr inoo sheeg qaabka uu Arabku reer Puntland ku yahay illayn Puntland dhaxal baa u galay ee!

    Reply
  25. @Ahmed,

    Saaxiib hawraarta qaararka dambe waa haasaawe haweeneed oo annagu ma haweysanno ee adigu hadalkii aan hawada kuugu soo hawaawiray ma hadaaq baad kaga huleelan mise hadal la haybsan karo baad kaga hagaagi?

    Reply
  26. @Ahmed,

    kkkkkkk Wikipediahii aad aniga igu sheegeysay miyaad adigu weli ku maqan tahay oo aad jawaabta ka raadinaysaa?! kkkkkkkkkkkkkk. Ma anaan garanin!

    Reply
  27. Cismaan

    Su’aashaada oo laga jawaabo waxa ka horeysa tayda maanta oo dhan jiqda kugu ah ood kasoo jawaabto.

    Inta ka horeysa intaas waxaad tahay ay weli nin maradii ka dhacsan tahay. Geeraarkuna sidaas ayuu kaaga xidhan yahay.

    Reply
  28. Osman, baqdinta iyo farakanaxa ka muuqda qoraalkooda, kuwii Jeegaanta meelahan wax ku qor qori jiray ayaan la yaabay, ayadoon xabbaaddiiba dhicin, baa la fahmi la’yahay waxay qorayaan …markay bilaabato toloow see u dhaqmi doonaan, mase laga yaabaa inay comments ka sii wadaan oo sii joogaagaan golahan!!?

    Reply
  29. War nimanyohw isaaq faan badanaa…
    ciidankoodu dhufaysyada ay gambadhe ka qoteen ee ay kaga gabanayaan rasaasta ciidanka puntland ee 25 tii may bakkhtgooda meel walba jiiday ee ay hadana sidii tirooyin ariya xabsiga garoowe hoganayaan waa wax lala yaabo runtiii😁😁.
    waxse haatan aniga iga talo ah isaaqow fakhfakhda joojiya harti ma leekidina saddex jeer buu iniku laabmaa waa beel wayntaa dagan waqooyiga iyo koonfurta soomaaliya hadii daarood la dhohona waa soomaaliyoo dhan.
    marka aabayaal suga inta madaxweyne cusub puntland loo dooranayo.

    Reply

Post Comment