DEG DEG:Doorashada Puntland oo Dib u Dhacday Gaas Wakhti Dheeri Loogu Daray Dagaalka Sool dartii.

Garoowe(Marqaannews.net)- Warar lagu kalsoon yahay oo Heshay Marqaan News Ayaa Sheegaya In Doorasahada Puntland Dib loo Dhigay  Wakhti Dheeri Ahna Loogu daray Xukumada Hada Jirta,kadib markii Ay Kulan Yeesheen Gudiga Doorasahada Puntland Iyo Gudiga Difaaca Puntland.

Sababta Dib Loogu Dhigay Doorasahada Ayaa Lagu Sheegay Inay tahay  kadib dagaal Puntland Kujirto oo ka Mid tahay dagaalka Gobolka Sool,dagaalka Shabaab Buuraha Galgala Iyo waliba In Wakhti loogu daro Gudiga Doorasahada  Inta Dagaalka Socda Dib Loo Dhigo.

Doorasahada Puntland oo wax ka Yar 5 Bilood  Naga Xigtey Ayaa la Sheegay In Doorasahada Dib loo Dhigay Bilowga Sanadka 2019 In Dib Looga Dhigay  waxaana lagu daray Mudo Dheeri Ah.

Barlamaanka Puntland Ayaa Kulankooda Lagu wadaa Inay  saacadaha Soo Socda Ku Dhawaaqaan In Doorasahada Dib loo Dhigay Madama Dagaal Kujirto Puntland

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG DEG:Doorashada Puntland oo Dib u Dhacday Gaas Wakhti Dheeri Loogu Daray Dagaalka Sool dartii.

  1. asc wr wb walaahi waa wax lagu qoslo. Gaas waxaa usoo jeedin lahaa adeer waqtigaaga waa dhamaaday shacabka puntland waxay sugaan waa doorasho xalaal ah. Walaahaan lagaa yeelayn laascaanood xoraynayaa 3 years iigu dara meesha waxaa uu mooday meel uu isaga lee yahay adeer meeshaan dadbaa wada dhistay hadda wax isku heyso soo tartan.

    Puntland iyada oo doorasho xaalaal ah socota ayaa la dhangadeyn karaa somaliland oo meesha waxba ku heynin, laakiin Gaas horay buu noogu shkeeyay laascaanood faatiixa laguma qabsan, Gaas taa ma ilaabay, hadduu ilaabayna hadeer xasuuso.

    Puntland hogaan cusub aya ubaahan tahay iyo doorasho xalal ah, gaasna yuu uhorseedin dagaal, adeer waqtigaaga waa dhamaaday si wacan xukunka ugu wareeji shacabka.

    Arinka laascaanood waa easy:
    1. Dhulbahante ha midoobe. Kooda daba qoodhiga ah madaxa haka toogteen, marka waaloo hiilin karaa.
    2. Ciidanka puntland ee aad modid tuko 4 bilod horfadhiya Tukaraq oo jogta 4 isaaq ah ilka la ayaad moodaa inay nuclear isu heystaan, war intii la xishooda lais edbiya kii laga adkaadana dibada la dhigaa. Maaliin waliba dagaal been ah yaan shacabka loo sheegin waa labada dhinac oo meesha waxba ku heynin.

    nabad iyo khayr ayaan urajaynayaa Puntland people.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada