DEG DEG+DAAWO: Puntland oo diiday ineysan wada hadal ka galenyn xoreynta Gobolka Sool,Fariin Culusna u dirtay Shacabkeeda

Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in aysan waxba gorgortan iyo wada hadal ah ka galeynin taako kamid ah dhulkeeda, gaar ahaana xaduudaheeda dastuuriga ah, waxaana si cad u sheegtay in ficilada iyo hadalada ka soo yeeraya dhinaca Somaliland ay cadeynayaan gardaradda iyo duulaanka ay ku soo qaadeen dhulka Puntland.

Guddiga DIfaaca ayaa goor dhaw shir jaraa’id qabtay, gaar ahaana Wasiirka Warfaafinta ee dawladda Puntland.

Waxayna sheegeen in Puntland marnaba gorgortan ka geli doonin xoreynta dhulka Gobolka Sool oo hadda Xiisada ay ka taagan tahay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG DEG+DAAWO: Puntland oo diiday ineysan wada hadal ka galenyn xoreynta Gobolka Sool,Fariin Culusna u dirtay Shacabkeeda

Halkaan Ku Qor Fikirkaada