DAAWO VIDEO:Wariye Cali Xaraare oo Fadeexadeeyey Faysal Cali Waraabe Cunsuri nimadiisa.

Dood Adag Ayaa ka Dhalatay Markii uu faysal cali Waraabe ka Sheegay Warbaahinta In la Dilo Dhamaan Ardayda Wax ka Barata jaamacadaha  Ku yaala Magaalada Hargeysa,Taasi oo Muujisey Cunsuri Nimada Ugu Adkayd oo Dad Soomaaliyeed Dhex Barta Iyo halka Dagaalka Soomaliland uu Joogo.

Wariyaha caanka Ah ee Cali xaraare Ayaa barnaamij ka Diyaariyey Hadalkaasi kasoo baxay Iyo Sida Bulshada Uga fal celiyeen inuu yahay Faysal cali Waraabe nin Aad u Neceb Magaca Soomaaliya Cida Sheegata.

Halkani Riix Video cali xarare

Post Comment