DAAWO VIDEO:salaadinta Beesha Isaaq oo Weeraray isimada Dhulbahante Difaacayna Faysal Waraabe & Dagaalka Tukaraq

Isiimada Beesha Isaaq ee Soomaliland Ayaa Difaacay hadalo uu warbaahinta Ka Jeediyey Faysal cali Waraabe ee Ahaa In la  Dilo   Ardayda Puntland ee Wax Ka Barta  Jaamacadaha Maamulkaasi Kuyaala.

waxay Salaadiinta Ka Jawaabeen Hadalo kasoo baxayey iisimada Dhulbahante ee Ahaa Dhaqanka Faysal cali waraabe oo Lagu eedeyey Inuu dagaal ooge ka Yahay Deegaankaasi .

 

Halkani Riix Video Muuqaalka

2 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO:salaadinta Beesha Isaaq oo Weeraray isimada Dhulbahante Difaacayna Faysal Waraabe & Dagaalka Tukaraq

  1. * Ahmed SNM & Issimadiisu Maxay Is Dhaamaan? *

    Kal dhawayd ayaan ka dul dhacay bog uu jaalkeen Ahmed SNM shalay furka ku tuuray isaga oo hadalkiisii sidan aan soo naqliyay ku billaabay:

    ” Ahmed

    June 10, 2018 at 8:45 am · Edit

    Cismaan

    Cismaan

    xanuunka adiga futada kaa galay ee ilaa iyo dhimirka kusocday maxaa lagu tilmaamaa. Waar aniga hadaad doonayso inaad i caydo iska kay cay oo iisoo badheedh. Laakiinse beenaaleynta nacasaysan ha iskula kay soo xoqxoqin.”

    Si niya ah ayaan qosol rakaaday markii aan arkay waxa Ahmed ka soo yeedhay;

    kkkkk
    kkkk
    kkk
    kk
    k

    Basbaas baan ahay dee Ahmedoow oo la yaab ma leh sida aan kaaga halciyay. Laakiin badaw yahow hawraartaydaasu kaftan ahaan ayaan kuugu wiiqay waad se dhaadi kari wayday. Macal asaf.

    Admiral Ali oo ah sniper-ka ugu shiishka kulul xerteenan Marqaan ayaa isaga oo ku mahadsan mar ba Ahmed mus aanu filaynin ka soo shiisha markaasaa Ahmed saddex cisho hawada laga waaya;

    kkkkk
    kkkk
    kkk
    kk
    k

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada