DAAWO VIDEO DEG DEG: Suldaankii Guud ee Gudabiirsay oo Muqdisho Tagey Garoowe Kusii jeeda

Suldaanka Guud ee Beesha Gudibiirsay Suldaan Muxumed jamac oo Ku Sugan magaalada Muqdisho Ayaa ka Hadlay dagaalka Tukaraq Isagoo Sheegay inuu kusii jeedo Magaalada garoowe Iyo Puntland Isagoo dagaalka kala Qeyb galaya.

Suldaanka Guud ee Beesha Gudibiirsay Suldaan Muxumed jamac Ayaa Tilmaamay Inuu maamulka Jeegaanka Soomaliland Noqday mamaul hal beel Maamulaan isla Markaasina Ay tageerayaan qaranimada Soomaaliya Iyo midnimada Soomaaliya.

Halkani Riix Video Muuqaalka

7 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO DEG DEG: Suldaankii Guud ee Gudabiirsay oo Muqdisho Tagey Garoowe Kusii jeeda

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    1)beesha samaroon” oo iskaga baxday Dirta waqooyi (hagardaamada jeegaanta muuse & faysal.

    2)beesha ciise ee degta (saylac)oo somaliland maamul-xumada taala u adkaysan waayeen hab-dhaqan
    xumada jeegaanta muuse biixi & faysal cali-waraabe (hadalada- Qaloocan )afkiisa ka baxay.

    3)beesha Habaryoonis oo puntland ku soo biirayo maamul-wadaag(hoosna loo wada hadalay)
    ———————————————————————————————————————————
    4)beesha Gobooye oo dhamaan iskaga baxay maamulka fidnada badan(hargaysa)
    ismaciil cumar Gelle—————Ayaa ka Yaabay

    Reply
  2. ASC.
    Suldaanka Boorame waxuu ogol yahay soomaalinimada oo uu yahay.Laakiin kuwa hargeeysa wax kalay sheegteen oo an soomaali ahayn.Saas darteed nin soomaali ah iyo mid ku haya ma ihi soomaali isku xaquuq uma aha soomaalinimada.Horaa loo yiri Soomaali diidoow dabin baa ku leh.

    Reply
  3. Oo tollow kana yuu ahaa?

    Waar ninkan anagu hore umaanu arag. Salaadiinta reer Awdalna iyaga oo tiro badan ayay Somaliland ku jalaabuteeyaan.

    Reply
  4. Beesha gudubuursii nabadoonkoodu waa dabin, Anagu hadaanu nahey Harti waxaanu leenahey, gudubuursoow dhulkaaga adoo dhexdiisa u dagaalam oo soomaali horaa tiri ninkii tiisa wax tara rukale , yaa war magarateen.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada