DAAWO VIDEO:DEG DEG Reer Boocame oo Jiida Dagaalka Geeyey 20 geel iyo 100 Ari Ah

Shacabka Reer Boocame ee Gobolka Sool Ayaa Soo Gaadhsiiyey Jiida Dagaalka Tukaraq Ilaa 20 Geel iyo 100 Neef oo Adhi Ah Iyo Ciidamo badan.

Deeqdan Xoolaha ee Reer Boocame kusoo Biiriyeen Ciidamada Xoraynta Gobolja Sool ayaa Qeyb Ka Ah deeqa Soo gaadhayey Ciidamada Difaaca Ku sugan .

Halkani Riix Video

2 thoughts on “DAAWO VIDEO:DEG DEG Reer Boocame oo Jiida Dagaalka Geeyey 20 geel iyo 100 Ari Ah

  1. Gobta Hartiyeed Soomaalida iyaga ayaa oogu taajirsan. Anigu waxaa qalad weyn iigu muuqda in maalin ba ay beeli xoolo nool u hibeyso halganka xoreynta Tukeraq . Waxay taasu muujinaysaa kala daadsanaan iyo habacsanaan aad u baahsan ee aan libinta lagu soo hoyn doonin.

    Waxaa ila saxsan in qaab straatiji ah ay Hartigu isu nidaamiyaan oo marka hore la dhisto Guddi Guurti ee tolweynahan hoggaan dhaqameed / diimeed u noqda, kaas oo issimada iyo culimada guud laga yagleelay. Waa in isla markaasi la yagleelo guddi aqoonyahanno iyo guddi maalqabeenno oo isku gacan saarta hawsha dajinta qorshaha guud ee ku salaysan isku dhaffka, maareynta, hubeynta iyo taakuleynta ciidamada Harti ee weli beel beel u kala qoqoban.

    Khasnad u gaar ah ayaa loo sameyn lahaa si waxii qaadhaan ah, nooc kasta ba ha ahaado ee, lagu simo inta waxii hanti ah la iib geeyo deeto dakhliga khasnaddan loogu shubo. Waxaa la heli lahaa in hub, saanado, agabyo iyo qalabbo ciidanka isku dhaffan kaafiya la soo iibsado oo dekadda Boosaaso laga soo dajisto. Waa in uusan ahaanin oo keli ah qorshe xoreyntan ku kooban ee waa in uu ahaado mid straatiji ah ee mustaqbalka dambe ciidanka Harti ka yeelaya ciidan dhan walba iskaga filan oo geyiga si adag oo qorsheysan cid kasta uga difaacan kara. Goos gooskani waa talo xumo.

    Reply
  2. Anigu waxa dhiihii laha idoorka lagu qabtoo SSC yaa wax naxariis la tuusiin madaxa ha laga jaaro. Sidaa shabaabka ay Soomaalida ugalaan. Waana ognahay hargeisa laga xukumo gaalada shabaabka. I say let them taste their own medicine. Nacala idoor iyo waxey yihiin ku yaal.

    Reply

Post Comment