DAAWO VIDEO WAR XASAASI AH: Madaxweyne Farmaajo Iyo muuse Biixi oo Kusii Jeeda Jabuuti iskuna Arkaya.

Ilo Lagu kalsoon yahay Ayaa Sheegaya  Inuu Madaxweynaha Soomaaliya Dhawaan Safar Ku tagyo dalka Jabuuti,waxaana Sidoo kale halkaasi Kusii Jeeda Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Muuse Biixi.

Safarkani oo hordhac U Ah wada Hadlo U Furmaya Maamulka Soomaliland iyo Dowlada Dhexe ee faderalka Soomaaliya Ayaa Lagu wadaa Inay ka Wada Hadlaan  Qaabka wada Hadalada U Furmayaan Iyo halka Uu ka Dhacayo.

halkani Riix Video

Kulan Kani is Araga oo Dhowr Jeer Dib u Dhac Ku Yimi  Ayaa Ilo Xog Ogaal Marqaan Media U Sheegeen Inay Dowlada Jabuuti dal batay Inay iskugu Imaadaan  Caasimada Dalka Jabuuti.

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo booqasho maalmo Ku Jooga Dalka Jabuuti Ayaa Kala hadlay Jabuuti Wada Hadalo Maamulka Soomaliland iyo Dowlada Faderalka Inay Marti Galiso.

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre Ayaa Dowlada Jabuuti Ku Amaanay Doorka Ay Ku Lahayd Dib U Istaagida qaranka Soomaaliya,iyadoo Soomartay Soomaaliya xiliyo adag Aysan Marna Dal Daalin.

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO WAR XASAASI AH: Madaxweyne Farmaajo Iyo muuse Biixi oo Kusii Jeeda Jabuuti iskuna Arkaya.

Halkaan Ku Qor Fikirkaada