DAAWO VIDEO DEG DEG:Haweenka laascaanood oo Qoryo Qaatay calanka Somaliland oo lagu Gubey Magaalada.

Haweenka Gobolka Sool Ayaa Gubey Calanka Maamulka Soomaliland Magaalada Laascaanood Waxayna Ku Tilmaameen Inay Been isku Sheegeen oo Aysan iska Lahayn magaalada Laascaanood.

Haweenkani oo calanka Puntland Ku Jeeni qaaran Ayaa Sheegay Inaysan ka Hadhayn dagaalka Laascaanood kana Qeyb galayaan Xoraynta Magaalada Loogu Jiro.

Soomaaliland Ayaa U Muuqanaysa Inay Ku Fashilantay maamulkii laascaanood Waxaana hada Magaalada Markaad Dhex marto Aad maqlaysaa Magaca Jeegaanta Iyo xoraynta Magaalada Laascaanood .

 

halkani Riix Video Muuqaalka Daawo

7 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO DEG DEG:Haweenka laascaanood oo Qoryo Qaatay calanka Somaliland oo lagu Gubey Magaalada.

  1. @Barwaaqo,

    Ina abti salaan marka hore maadaama in muddo ahayd lagu waayay oo aan xataa halkan labo goor kaa baafiyay.

    Webisteka ayaa qoraallada qaadan waayay saacadihii la soo dhaafay oo dhabal dhabal ayuu qoraal aan soo tabiyay u soo daayay. Iminka ayaan arkay jawaabtii aad bog hore iigu dhaaftay oo waan kaaga mahad naqayaa miinada aad iigu duugtay kkkkkkk!

    Ina abti hadda ogoobeey annagu Harti ahaan, sii ba Saldanadda, Khaaliijka Carabta dhaxal gaar ah ayaynu ku leennahay oo xoolahayaga nool iyo ganacsiyadeenu bandowyada intiina kale lagu soo rogo na ma saameeyaan.

    Reply
  2. Horjoogihii hore ee Khaatumo heshiiskana la galay maamulka Hargeysa Cali Khaliif Galeyr iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayuu hadda soo kala dhexgalay khilaaf xoog leh oo ku saabsan dagaalka Tukaraq ka socda, Cali wuxuu doonayaa in uu u dhoofo dalka Mareykanka maalmaha fooda nagu soo haya, halka Muusena doonayo in uu dadka Reer Dhulbahante la hadlo, kalana hadlo xaaladda dagaalkaas.

    Kala aragti duwanaansho xoog badan ayaa ka dhaxeeya labada siyaasi, waxaana Cali Khaliif uu dhawaan ka laabtay magaalada Laascaanood, ka dib markii uu garowsaday xaaladda ay kusugan tahay magaaladaas

    Reply
  3. THANKS A MILLION MARQAAN NEWS!

    We’ve all been assigned avatars and , luckily, mine happens to depict ROYALTY based on the two symbols of a sultanate or kingdom – a partly hidden crown on the four sides and a nice glittery diamond at the centre.

    My Sultan, His Royal Highness Dab La Ridey has also been assigned a a ROYAL avatar, the perfect carpet usually linked to a king’s palace or court. Great!

    Reply
    1. Naagaha qoryaha sita ragoodii baa halkaas dhigay, ragooda gobta ahna FRONT ga ayeey jiraan ee mudaaharaad madoonayaan iyo qeeylo go’aan beeyna gaareen in gorgale dambe uusan utalin. Taa lasoco

      Reply
  4. @ Yusuf
    Naagaha qoryaha wata ragoodii gorgalyaasha ahaa ayaa halkaas dhigay ee chance uma aad hesheen inaad ka oohiso sida eey ayaguba ku cabanayaan. Ragoodii gobta ahaana FRONT tiga ayeey jiraan oo dharbaaxada cadowga ku wadaan. Insha Allah waa kabaxayaan ciilka taas lasoco

    Reply
  5. Osman
    Salaamad inaabti, waad ku mahadsan tahay inaad I baafiso, anba bari dhexdaas ahayd ood halkan kayara nasatay sidii aan ku ayaan Waxaan kuu rajeeyey nabad qab. Inaabti baryahan halkan kuma badni oo dee tolaa’ayeey uun baa idinka yeedhaysa! Bahasha indhaha la’ iska yareeya ileen anba Xarshin ma sheegan karo oo Afrika oo dhan baa qabiilooyinkooda xuduudi martaaye, Buuhoodle ayaa laba dal kala ah ee la soco. Somaliland iyo Somalia xuduud caalamiya ayaa u dhaxaysa .

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada