DAAWO VIDEO DEG DEG: Rasaas Goos Goos Tukaraq Puntland Hub Ku Tijaabisey Jiida Dagaalka.

Tukaraq(Marqaannews.net)Ilaa Galinkii danbe ee shalay waxaa la Sheegaya Inay xiisada dagaalka Duleedka Tukaraq kacsan tahay,Iyadoona Ciidamada is Dhaafsadeen Hub Goos Goos Iyo madaafiixcda Difaaca Labada Ciidan u kala Ah.

Puntland Ayaa Hubka Wawen Ku  Tijaabisey jiida dagaalka Iyagoona kadib Ciidamada mamaulka Soomaliland Dhankooda Hub Ku jawaabey  Iyagoona dagaal  Inuu kaga Imaaday Dhanka Puntland U malaynayey Xili Hore ee Salaasada Ahayd.

Isniinta Iyo talaadada Ayaa Xiisad Kacsan laga dareemayaa waxayna Puntland Jiida dagaalka gaysey Hub Hore Leh Kuwaasi oo intooda badan ka Imaaday Dhanka  Bari.

Ciidamada  Gaarka ee la Dagaalanka Argagixisaada Hore loogu yaqaan Puntland Ayaa Iyaguna Saraakiil ka Tirsan daagalka gaadhen,halka Ciidamada RRu maamulka Soomaliland soo Dhoobay Duleedka Gobolka Sool.

Soomaliland  Ayaa u Muuqanaysa Inay Weydey  Kalsoonida Shacabka  Dadkii Ugu tageerada Badnaa Ayaa hada Kasoo hor jeestey Siyaasada Gobolka Sool maamulkaasi kaga wajahan.

Halkani RIIX VIDEO TUKARAQ

7 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO DEG DEG: Rasaas Goos Goos Tukaraq Puntland Hub Ku Tijaabisey Jiida Dagaalka.

      1. ASC.
        Hargeeysa waxay ka hadlaysaa Tukaraq.Reer puntlaana waxay raadinayaan all sool,Sanaag iyo Cayn.Saas darteed waa labo rayi oo kala fog.Waa loo jeedaa in ay hargeeysa raadinayso wax aysan sahal ku helayn xaqna u lahayn.Danta dhabtaa ee hargeeysa waa in ay beesha Daarood nabad wax kula qeybsataa.Hargeeysa waxay ku caan baxday cayda Daarood iyo hanjabaado joogto ah.Horaa soomaali ugu maah-maahday Cay nin kaama celiso ee way kugu dirtaa.Daarood suuqyada kama caytamo ee ugu dambaynta waxuu qaadaa ficil kama dambays ah.27 sano baa hargeeysa iyo xamar laga soo caayayey Daarood walina Daarood kuma tashan in uu Isaaq iyo hawiye caayo.Waayo cayda iyo afxumada waa la kala leeyahay.Calaa kulli xaal waa in ay hargeeysa dib isugu noqotaa oo shido la’aan faraha kala baxdaa dhulka Daarood say shidoba u dhammaato.Haddii kale amuurihii ka yimaada waxaa ka masuula Habraha kala awal iyo Jecel.AWAL isma gaaree Jecel baa gacan gashay ee yaa la taliyo oo ay wax ka maqashaa?

        Reply
  1. Askariga Koowaad Puntland: “War qorigani weli ma aynan arag ee bal yar tijaabi”

    Askirga Labaad: “Ma hawada mise kaynta?”

    Askariga Koowaad: “Bal muskaas ku beeg”

    Askariga Labaad: ” Waa hagaag…..barrrrrram!”

    Muska Dabadiisa (snm 1): ” Aah! Waar Qawdhanow maxaa dabada iga qaniinay?”

    Muska Dabadiisa (snm 2): ” Dhega! Oo badhidii baa ku maqanee!…Waar ma tukaa kaa goostay meeshu waa Tukaraqee?”

    Askariga Koowaad: “Hogaa! mid bay dabada goosatay..hahahahahahaha!”

    Askariga Labaad: ” War ma dhici kadhee!” Ma muskay noogu jireen?”

    Reply
  2. ASC.
    KU:Dab La Riday.
    ninbaa laga sheegay in uu yiri war sagaaro soo ima barato.Hadda Dab La Ridayoow sooma baratid sOmalilaandar.Maad iska daysid hadal hayntiisa.

    Reply
  3. Atoore

    Horta ninyahow halkeebaad ku nooshahay. Ma laa laa land mise aduunkan aynu joogno. Daarood waxba ma caayo ku lahaa. Kkkk

    Waar marqaankan aynu ku yooyootanoo keli ah akhrisid miyaa waxaad ku soo qortaan oo keli ah?

    Nimay meeli u cadahay meeli ka madow baa hore loo yidhi.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada