DAAWO VIDEO :Abwaan Idaajaa oo Hargeysa Tagey”Kenya waa 40 Qabiil Soomaliduna Hal Bay Ka Tahay Hoosna iskuma Guraan.

Hargeysa(Marqaannews.net)-Abwaan Axmed farax Idaaja Ayaa tagey <agaalada Hargeysa waxaana halkaasi Soodhaweyn Ugu sameeyey  Qoraayaasha Soomaa;iyeed ee Kunool Magaalada Hargeysa ,waxaana hadalo halkaasi laga Jeediyey Lagu Booriyey  Kaalinta Idaajaa.

Axmed Farax Idaajaa Ayaa halkaasi ka  hadlay waxaana uu Sheegay  Inay Soomalida hal Qabiil tahay Kenya oo daris La Ah waa 40 Qoomiyad Soomalidana Hal Qabiil bay ka Tahay Kenya Hoosna Iskuma Aadan.

Halkani Riix Video muuqaalka

Halkaan Ku Qor Fikirkaada