DAAWO VEDIO; Xubno ka tirsan Xisbiga Wadani oo sir culus fashiliyay & dhibaatada ka taagan Laascaanood

Cali Cantar oo kamid ah xubnaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waraysi uu siiyey TV-ga Eryal waxa uu kaga hadlay xaalada magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool iyo xubno Muuse Biixi u diray odayaasha iyo waxgaradka gobolka Sool si ay uga hadlaan xaalada gobolka Sool kuwaas oo waji gabax la kulmay kadib markii ay ku fashilmeen ujeedkoodii.

Mr. Cantar ayaa sheegay in midnimo buuxda ay haatan dhex martay Beesha Dhulbahante isla markaasna ay sii fogaatay magaalada Laascaanood oo haatan ay ka baxday gacanta maamulka Somaliland, isagoona xusay in xubnihiin uu u diray Muuse Biixi magaalada Laascaanood ay shacabka magaaladu u bixiyeen.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

45 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VEDIO; Xubno ka tirsan Xisbiga Wadani oo sir culus fashiliyay & dhibaatada ka taagan Laascaanood

  1. Reerahan Dhulbahantaha magaca ka dilay haddii ay kollay nacasoobeen oo ay iidoorka u addoonsameen maxaa ka daahay in ay iyagu na xisbi matalaya sameystaan inta ay xisbiyo reereedka iidoor isku kakabinayaan?

    War haddii aydun khayaalka “Somaliland” ee la idin ku gumeysto idinna ka daba harraaddeen sida dhaanka dabaggaalle qumaati maryaha iskugu duwda oo bal is yar habeeya kollay dullinimo idiin ma hadhsana ee. Allaah Kariim! Waa ba duul aan ogahay Dhulbahante ha gumeysteen.

    Reply
    1. ASC.
      Laascaanood city says good bye Hargeeysa and see you again.Laascaano way iska eriday Jeegaantii wareerisay.Insha Allaah waxayna ku soo noqonaysaa meeshii ay asalka ahayd.Horta haddii ay laascaanood iska dirto Jeegaanta xaggee bay aadi doonaan Horgalayaasha hargeeysa lagu biilo?kolba kan baarlamaanka hargeeysa joogaa waxuu ka yimid Kanada oo uu malaha ku noqon doonaa.Laascaanoodeey come back to your gurigaaga and Jeegaaneey go to hargeeysa and eat your caleenta cagaaran.

      Reply
    1. You are not dreaming,the truth time has come,what you thought poor langab isaaq can hold on to our lands forever????You have been played by the gelijiires.The so called represantatives of our plp.Now we will kill each of you smelly bastards untill the last of you is off the sacred lands of the Harti,and yes my older brother Moxamed Harti is leading us to freedom.

      Now you probably 4got who we are,this is a good time to teach you who we are coze it seems you 4got.
      We are on a liberation route and nobody can stop us.Your leaders are crying not to have a war now becoze they know the conciquences of a united Harti let alone DAROOD.

      The hospitals or sorry you dont have capacity in all ways,we gonna make sure that you dont raise a finger next time and death is just around the corner.Be ready to morn for years to come. You should be ashamed even to call your self that,it shows the limit of your litracy.Your are most likely a homosexual.

      Reply
  2. Dab La Riday

    Su’ aashiii halkan baan kuugu dhaafay sxb waxoogaa waan siii socdaayee jawaabta iisiii reeb fadlan adoo mahadsan waliba.

    Su’aashu waxay ahayd …

    Dhulka hartiga ee calanka Somaliland ka babanaayo ma qasab iyo xoog buu uga babanayaa mise doonista shacabk iyo dadka deeganka?!?!

    Halkaas iigusoo reeeb sxb!!

    ⏳⌛

    Reply
  3. Waryaahee oday isku dhex yaacsan baad tahay ee aniga oo Suldaanka afkiisa ku hadlaya ayaa jawaab saaxi ah kaa siinaya.

    Qofkii caqli iyo aqoon iyo garasho lihi waxuu ogyahay in:

    a) aanu calan yeelan karin waddan aan rasmi dunida uga jirin.

    b) aanay “Somaliland” jirin asalkeeda hore ba oo ay tahay uun qaraw maalmeed uu marqaanku iidoorka ka tusay.

    c) maradaas yar ee aydun tawxiidka ku xarxarriqateen ay tahay uun karin kaadi badanaha loogu goggol badiyo

    Haddaba su’aala reer waalanka inta aad naga joojiso waallidaada iskaga dhex baashaal oo Code 99-kaaga iska warddi.

    GOBTA HARTI CALANKOODU WAA KAN JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA EE RASMIGA AH.

    Reply
  4. Qoraalkan maanta waxa aan jecleystay inaan ku falanqeeyo waxyaabo dhowr ah oo beryahan danbe oo yara noqnoqday.

    Ninkan Cismaan Cawad meeshan kaga soo caan baxay beryahanse magacyadiisu farahaas ka bateen oo marna Libaax isku sheega, marna basbaas marna sidii caruusadiihii taaj noo soo gashada aan in yar oo si qumaati dabeecadihiisa u abaaraysa ka idhaahdo.

    Horta qofkani kolkii hore waxa uu iska dhigi jiray nin Somalilander ah, laakiinse kasoo horjeeda fikrada gooni gooshasada. Waxa uu ku dhex walaaqi jiray Puntland oo uu isir ahaan iskugu nabnabi jiray.

    Dood ayaan ku wajahay. Doodaas oo ujeedada aan ka lahaa aheyd in la fahmo ninkan waxa uu si rasmi ah u aaminsan yahay. Waayo isaga oo Puntlandna dhan iskaga xoqaya ayuu Somalilandna aanu ka dhamaan jirin oo uu lug kula jiray. Doodaas waxa socotay mudo oo dhan walba aanu iska ishaarnay. Hadal iyo dhamaantiis doodaas waxa ay ninkan ka keentay oo kasoo matajisay wixii calooshiisa ku jiray. Weedha aan illaa maanta xusuusto waxay tahay, “Somaliland hana siiso waxa ay dhowr iyo labaatanka sanadood magacayaga ku qaadanaysay oo dhulka Isaaqa ku dhisaysay.” Qofku hadii sidaas ku doodo xitaa waa la fahmi karaa oo waa lagala hadli karaa waxa uu tabanayo. Waxa ay ka keentay waxaan Somaliland uga soo horjeedaa waa waxba degaankayaga kamay qaban. Garanay taas.

    Markii ay intaas aanu dib ula noqon kasoo fatay ayuu kala fireeyay. Kolkaas ayuu sheekadiisii kasaaray Somaliland tuu ku lifaaqi jiray, si toos ahna uga soo horjeestay oo Puntland iskugu koobay. Dahaadhkii uu iskugu soo kaayo qarin jiray kolkaan ka siibay ayaan waxaan saaray calaamad cas oo X ah. Waayo waxa aan ogaaday in ninku Somaliland tuu ku tiraabi jiray ay afka baarkiisa uun ka aheyd ee uu si dhab ah Isirnmo u aaminsan yahay.

    Doodii taas ku xigtay waxa ay aheyd uun inaan god walba oo uu Somaliland kasoo shiido ka dabo galo oon kasoo saaray. Dariiq walba oo uu noo mar yidhi, jid gooyo ayaan u dhigtay. Saaxibadaydii reer Somaliland ee ninkan u dulqaadan jiray hantaaticiisa waxaan tusay nin ninku cadow gaamuray yahay oo intuu noo soo qoslo kolna sida jiirtana afuufa, kolna qaniinyo nagu dhajiya.

    Imika iyo ugu danbeyntii markaan albaab walba kasoo xidhnay eenu madaxa ka garaacnay ee doodihii khayaaliga ku dhisnaa oo dhan kasoo idleynay ee uu meel kale oo nafla caarigii la galo waayay ayuu waxa uu lasoo baxay labo weji oo aad iyo aad liita oo illaa iyo xad ku tusi kara sida siloon ee guracan ee ay Qabyaaladu dhuuxa ninkan uga gashay.

    1. Somaliland oo uu ma jirto lasoo taagan yahay. Waxa uu ninkani soo maray dabaqado kala duwan oo kolba uu Somalialnd ku asteyn jiray. Dabaqada ay imika la maraysaa waa Somaliland wax jiraba maaha. Dafiraadana waanu garanaynaa oo waxa ay qofka ku dhacdaa marka uu quus ka istaago itaalkiisa, kana rajo dhigo kuwii uu u haminayay inay wuxuu rabo yeelaan. Beri saas usii horeysay ayaan ku idhi ninkan qalbi jab ayaad u nooshahay. Maakhir baa qalbi jab ku riday, Khaatumo ayaa qalbi jab ku riday. Puntland baa laab dilaac ku riday. Xamar baa maskax jab ku riday. Farmaajo oo uu aad iyo aad yididiilo weyn u qaaday ayaa qaracankii ugu weynaa ka keeay. Muuse Biixi kolkii la doortayna waxa timid sheekadan cusub ee soo socota.

    2. Kolkii Muuse Biixi Somaliland laga doortay ayaa waxa ninkan ku dhacay maskax guur kii ugu xumaa. Calool yowgiia iyo qaracankiisii ayaa si aanu illaa iyo xad u xejisan Karin uga soo burqaday. Imika xitaa waxa uu gaadhay inuu Isaaqii waxaanay aheyn ka sheego oo uu nsabadayada la dagaalamo.

    Waxaan hubaa in uu nasiib daro ku asteynayo inay Isaaqu Abtiyo u yihiin. Sababta keli ah ee uu maanta meeshan uga hadaaqayo in Isaaqu qaarna asab yihiin qaarna aanay ahayni ay tahay taas. Waxaan kale oo hubaa in hadaanay Isaaq dhalin isaga oo aanay dhiiga badh aheyn uu gebigayo Midgo iyo Wuxuux iyo wax kaloo xun nagu wada sheegi lahaa.

    Ninkan halkaas ayuu Isaaq nacaybkiis la gaadhay. Qaayo qof saaxi ah waxaas weligiis lagama maqleen. Hadii aanay qofka si dhab ah isir naceybku u gaadhin ilaa xadkaas ma taraarixi karo oo waxa uu leeyahay damiir qabta.

    Anigu qabiil iyo isir ma caayo. Laakiinse qofka shakhsiga ah ayaan abaraa oon farta ku fiiqaa waxa uu yahay. Cismaana waxa uu ku doodaa shaqsi anigu kama hadlo oo doodayda ayaan dhiibtaa. Hadaba ninka Qabiil dha nasabadiisa meel kaga dhacayaa halkee kale ee u hadhay.

    Hadaba Cismaanow Gunimoda intaas le’eg adaa isku cumaadaye ka gur waxaad ka dheefto.

    Reply
  5. @ Ahmed Cudbi,

    Waa sacaddii buugga cantarabaqashka goobahan lagu camiri jiray. War buug dhan ha soo qorin ee maalaa yacniga soo yar koob oo nah u yeel illayn waa buugag wada madhax ah ee!

    Iska ciil bax oo soo gaabi laakiin. Mise daandaan baad tahay oo in aad computerka ba calaaliso ayaad ku sigataa marka aad ii kala tiriso? Naw!

    Reply
  6. Dab La Riday

    Su’aashu Aday Kuu Taalaaa, waxba haku daba gaban waxa uu ninkaa kale eenay uba oolin ee cidlada ka barooranayaa yidhiye.

    Mar sadeexaad aan kuugu celiyo Su’aashii Ee toos uga jawaab.

    Calanka Somaliland ee ka babanayaa dhulka harti daarood ma xoog buu uga babanayaa mise doonista dadka iyo rabitaankooga ayuu uga dul babanayaa?!?!

    Waynkaas Hadaba!!

    Reply
  7. Ahmed

    Waxaan habar qayisha ugu maleyay sida dumarkay u hadashaa,kkkkkk
    Bal u fiirso weedhahan
    Ii kala tirisaa.
    Cantarabaqash.
    Kkkkkkkkkkkkk
    War mujaahid bal markale taxliil ku samee ilayn habar qayisha lama tirsan karnee.

    Reply
  8. X salaax iyo Ahmed waan idinka salamay!

    Ahmed

    Kkkk walahay intaad aad sheegtay oodhami waaa dhab sxb ..berigii barxadan iigu danbaysay wuxu ahaa SOMALAILANDER……calooshana ku haystaa Soomaliweeyn laakiin sugaayay inta madaxweeyne daarood ahi qabsanaayo….dee maalintii uu ARMAAJO qabsaday buu soo wada baxay…macnaha THE TRUE COLORS kiisi baa soo baxay.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkkk

    Reply
  9. X.Saalax

    Maxaad tidhi …HADAYDAAN DAGALAMAYN AMA TUKARAQ AAN TAGYNIN MA TIIR BAAD TAHIIN…..Heestaa baabaa igu socota.

    Nasteexo Indhaa tidhi waleee way yaabtayba!_

    K
    Kk
    KKK
    Kkkkk
    Kkkkkk
    Kkkkkkk

    Reply
  10. @Ahmed Jirjiroole,

    ILLAABI DHAWAA MA UMUL BAA? REMEMBER THESE COMMENTS FROM YESTERDAY?
    ………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………
    Ahmed
    June 26, 2018 at 3:31 pm · Edit

    Cismaan Dooro

    Riyo ku nool inaad tihiin ma shaki baaba ku jira. Ma fariuryo geedo laac baad is mooday. Sorry sxb laanta ugu gaaban xitaa ma gaadhi kartid. Hankiino ma isagaa korba eega. Kkkk.

    ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..Ahmed
    June 27, 2018 at 6:04 am · Edit

    Ignominous behaviour my fucking ass. Royals my fucking ass again. Dooro fooqal dooro. Every offensive nick name has its equivalent. Don’t start a fight you’re if you’re going to shirk away from it at the end. Mr. Dooro, hopefully that is a lesson enough for you. Don’t throw rock when you live in a glass house
    ………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………

    NASABADDA OO LA ISLA GAADHO ADIGA AYAA BILLAABAY OO DHALIYAY MAANDHE EE IS XIJI OO BUUGGA BAROORTA NAGA KALA DHIN. MIDDEEDA KALE INTAAS AAN SOO SHEEGAY TAARIIKHDA AYAY KU XUSAN YIHIIN OO WAA QISO ISAAQA IYO IIDOORKA KA DHEXEYSA EE AY SOOMAALIDU NA LA OGTAHAY. WAX CUSUB MADASHA MA AANAN KEENIN. HA ISKU FURIN BAAB AANAD XAMILI KARIN. ANIGA IGU EKAYSII WAXA AAD SOO SAYDH SAYDHISO.

    Reply
  11. Caasho basbaasoy ahmed qof caadiyu kuu haystabe,anaga agtayada waxad ka tahay,habar qayisha oo nolosha ka dhacday,kkkkkkkkk
    Waar waxa ugu daran habar marqantay hakula qabsato,kkkkkkkkk

    Maamo malyuuna yaabtay.

    Reply
  12. waxaan ka fulayaa compuutarka balse miinooyin baan halkaan uGu xabaalayaa AXMED KHALDAAN

    NINyohow fariintii aad shalay ii dhaaftay geed xididki igu noqotay.

    waxaad sheegtay inaan maalin waliba heegan iyo diyaargroow ku caburay, waxaad hantaataco ku yabaqday inaanan weerar maaganayn balse aan falaxgootan iyo booto joogto ah isku maaweelino

    waa tanaa jawaabtaydii

    fariintii aan wiilka reer boqor meeshaan u dhigay oo aan waayey meelay jaan iyo cirib dhigtay baan isku dayayaa inaan soo rogaalo celiyo . cisman wuxuu yiri ” hadii gaas u socday inuu xoreeyo sool mar horuu u qalab qaadan lahaa”

    markaas waa anigii xasuusiyey sababo wata ahmiyad-samaan iyo suubani dagaalka ilaa mudo bil ah dib loo dhigo, hadaba waxaan tusaale usoo qaatay arimahaan

    1-Imaanshihii caaqilka gudabiirsey uu kasoo dagay garoowe
    2-madaxwaynaha united Somaliland oo isna kasoo dagay garoowe.

    3-buurmadoow oo isna soo socda kadib markuu ku hanjabay inuusam ka noqon doonin hormuudka nabada tan oo loo fasairan karo inuu isna garoowe maagan yahay

    4-ciidamada reer sool ee ku jiray somali land oo maalin waliba cutub cutub usoo goosanaya
    Iyo uGu danbayn ciidamada reer Puntland iyo cagamadow(maleeshiyo) beeleedyo hubaysan oo DAILY- HADA WAA EVERY SINGLE DAY THAT COMES ku qulqulaya jiida hore ee dagaalka.

    bal daawo maantadaan aan kula hadalayo ciidanka gudbay garoowe ee ku wajahan tukaraq.

    http://puntlander.net/2018/06/daawo-ciidamo-ku-gaashaaman-gaadiidka-dagaalka-oo-dhexmaraya-garoowe-iyo-cutubyo-horleh-oo-tukaraq-gaarey/

    hadaba khaldaanoow awoodayada ciidan iyo midda cududeed baan isu geeynaynaa- ciidamaduna waa iska daba tagayaan oo isa soo gaarayaan.

    WAXAAN KA BAQAYAA WALAAHAY BILAAHAY IN GACANTAYDA AAD KU HALAAGSANTO OO TII HAWIYE KU DHACDAY AY KUGU DHACDO
    sayid muxamed baa waa loogu hanjabay isagoo arimo ku mashquulsanaa inuu ka baqay inuu QOLO GEELEEDA WEERARO markaasuuye

    “maxaa haatan laga sheegayaa saadanbaan shabine”

    annaga duulaamadaan iyo ciidamadaan ku qulqulaya sool oo ay dheer tahay “MOBALAZATION” ka har iyo habeen taagan halkaanoo goboladii reer Puntland laga soo gurayo ciidamada

    iyadoo wali ay dhiman yihiin ciidamadii iyo maleeshiyo beeleedka reer mudug oo Iyana dhawaan la filayo inay maraan garoowe

    MAR UUNBAANU MAAYADA BADIYO MOWJAD SOO KICINE (khalif sheikh maxamuud)

    war taas uu gabyaagu ka hadlayo baa lagu jiraa

    war soow lama socotid in soo daabulida iyo ARMING THESE SOLDIERS oo qalabayntooda iyo agabka kale iyo wali caada gaadiid lagy daabulo iyo mid qoryaha loo saaro. operationka baaxadaas leh saan fili karo ay ku baxayso dakhli aan ka yarayn $100 0000 daily.

    ma kula tahay in lacagtaas iyo abaabulka intaas le’eg looga gol leeyahay ciyaar ciyaar iyo in lacagtaas lagu beer dareeyo waxaan waxba kasoo socon iyo been guur.

    KHALDAAN inaad intaas caqli dhaanto baan kuu haystay. waLAAL WAXAAD U HADLAYSAA SIDA kan liita
    ee mooryaanka ah oo ah nin ciil ku kore ah isla markaasna aan aarsan Karin malin walibana shicibkoodu canshuur ii keeno kadib markaan ka baaday garoonka gaalkacyo

    somalidaa waxay dhahdaa COL KU GALAY CABSI KUGU REEB

    KORO AXMEDOOW WALLEE MAR DHOW CAARADHUUBTIYO CIISKA WAYN WAY KUGU XABAALMI DOONAANE

    Reply
  13. Ku, dhaandhaanka Atariisho la baxay naa siyaad barre 30 sano ka hor ayuu socday Allah yaa raxmah, haddii aad dhulbahante u hiilinaysid oo daacad idinka tahay,11 sano ka hor siyaad u hiilinaysid lahaydeen,maanta waxaa qaylada keenaya waa Tukoraq, yacni xaduudkaagii ayaa la joogaa,markaa bass leedahay wadata Daarood sheet???, Talo San ku siiyo,Dhulbahante iyakaa garanaya soda ay isagaa celiyaan Iidoorka, we ha u hoosaasin,waligeen dhabayaco min Daarood ah u hiilisay ma aanaan arag.

    Reply
    1. In magac aadan laheeyn lasoo qaato waa easy marka magaca ha iga wasakheeyn ‘Jubalander’ matihide TUUG yahaw ismaqiiqaaya.

      Mida aad Dulbahante udoodeeysid, waxaan kuleeyhay horta BOOS KAAGAMA BANNAANA Dhulbahante iyo Majeerteen dhexdooda aygaaa iska kaa xiga. Xaqiiqduna waxay tahay meel eeyan ayaga isdhigin Majeerteena ma dhigin Idoorna maba dhigi karo hadana waxa layiri NINKII WAALAN WALAAKIIS BAA UMIYIR QABA. oo sidiis darted Majeerteen waa ku khasbanyahy in uu xoreeyo SSC oo dad badan oo xalaal ah ku noolyihin.

      BAL ADIGU adigoo ama ah xoolihii Gubada Afmadow/Gumeeysi raacii Jigjiga oo aan xataa iskuraaci Karin hal kalmad ama Mareexaan Ilaka yar oo la’ogyahy meesha uu manta ku dambeeyo HADALBA KUUMA BANAANA. WAR MAJEERTEEN WAA KAN MAANTA MAGACA DAAROOD KANOOL ee sida inta kale oo kula midka ahba udhuunteen adigna udhuumo oo madxa qarso waa iga talo intaadan facsharmin.

      Reply
  14. Libaaxa mudug

    Habartii aad kaaraha kasoo kiraysateen xaged kala maraysan waxa igu maqalo ah inay ku hanjabtay inay guriga ina gaas werari doonto,hadaan ciyow loo soo celin kaarahedii,kkkkkkkk
    Libaaxow bal wax kalaba hadanbeye kaarihii habarta meel ku sheeg.

    Gahgahgahgahgah

    Reply
  15. @Ahmed Qorqode,

    Sidaadii baad oodda jabsatay markii uu dembigii kugu caddaaday oo aad kashifantay haye? Maandhe waxa meeshan billadaha caayda, jaa’ifooyinka iyo aflagaaddada ku qaatay waa kuwiinan iidoor iyo dawacada yar ee Habar Gidir ee idin ka hoos niiqniiqleysa.

    Anigu doodaha rageed waa hore ayaan idin ku daqiijiyay sida la wada ogsoon yayay. Kuwa caayda is miciin baday ayay ku gurracan tahay waayo dheriga karka waxa keena waa kulaylka. Markii aan ku xanuunjiyay aniga ayaad horaantii af xumada ii adeegsatay, markii aan ku sii ciilay na xaajada nasabadda oo la caayo ayaad gaadhsiisay. In la iska kaa dhicin karo ku seexo oo ku soo toos maandhe. Ama dhuumo ama joog.

    Reply
  16. Cismaan Dooro

    Anigu qabiil sinjaiyadiis maan gaadhin manaan bilaabin. Adiga ayay fariimahaygu ku socdaan. In hamigaagu yaryahay ayuunbaan tilmaamay. Royals my fucking assna imikaaban ku leeyahay.

    Waxaasaan ahaa shalayba waxaad imika tahay ayaa ka weyn oo wanaagsan in lagu faano.

    Daciifnimadaada markaad qax kale garanweyday waata ku baday inaad sinji cay gaadho. Wax macno ahse ma samaynaysid waayo Hooyadaa baa Isaaq ah. Waxay iyadu tahayna adna waad tahay.

    The jokes on you stupid.

    Reply
  17. CISMAAN CAWAD

    MAGAC SAX AH HADAAD AXMED U HESHAY-JIRJIROOLE
    waa nin inkiraad badan, oo intuu wax sameeyo buu inkiraad cad iska soo hormariyaa.

    maskii laqay sagaaro deeto sayntii oo kasoo jeeda dhahay ani ma arag sagaaro

    Reply
  18. @ Ahmed Jirjirooloow,

    Dee Isaaqa iyo iidoorku ma iyaga ayaa is leh oo is ah? Anigu Isaaqa waxba u ma qabo maandhe oo intaa aan idhi guri kasta oo ay Garxajisku leeyihiin waa ka caan iyo caadi ba. Ina adeerkaa sow ma ahayn kii waa dhawayd hablaha Garxajis farjigooda buugga ka qoray oo kaga faallooday? Dee waa iidoor kuwa hablaha Isaaq caayay sida aynu u kala naqaanno.

    Mid aydun ka galgalan kartaan ma aha tani oo haddii aydun Isaaqnimo wadaagtaan heerkaas ma aydaan gaadhsiiseen.

    I am fighting my Garxajis corner and you know it. You might fool other Somalis by twisting my argument, but you forget that I am part of the homestead.The joke’s on you actually, dumb!

    Reply
  19. CISMAAN
    farjiga ma waxaad uga jeedaa geedka dumarka ku yaala?
    kaftanna ha iga ahaatee armuu gabdhaha garxajis IIDHEH u sameeyey?

    tusaale haduu dhaho geedkoodaa xoogaa ka fiican marka la eego gabdhaha kale ee soomaaliyeed kooda-hadee ma war baa yaala? soow kabaha illo maaha? war xagee bay ka dhaw yihiin inaan lasoo shirtagaa soow imaan mayso?

    Cismaanoow sheeko aanan xasuusan balse la sheegay inaan dhahay anoo yar 5 sano jiray baa waxay ahayd in maalin gabar dariskay ah iyadoo nala ciyaaraysa oo wax anni aan lahaa iga qarinaysa bay (ma xasuusan karo waxay ahaayeene) waxay ku xabaashay kastuumada salkeeda iyadoo islahayd haduu ka samri doonaa. intaas markay dhacday baan malaha aad u farxay deetana waxaan dhahay hadal familkayga yar iyo wayn can ka noqday (ALLA MEESHAAN UGU JECLAA BAY GALISAY) malaha waxaa iga maqnayd maahmaahdii soomaliyeed REERKAAN RABAY ROOB IGU HEL oo sida la ii sheegay qabsatay nin garan la’ suu ku galo guri ay ku noolaayeen gabdho qurux batay ha yeeshee fooda galin waayey markaasaa maalin danbe isagoo ag maraya gurigii rabi intii ku gaaxsanayd cirka soo daayey. GURIGII BUU DALAQ YIRI waayo roob baa da’ya oo ninku qiil buu haystaa.

    ninyohoow anni geedkaas isaga ah oo adigu aad sida ba’an uga baydado aad baan isaga iyo kahadalkiisaba u jeclehee oo alle igu ogyahay!
    war xagee ka helaa buuga?

    wax nin la qaloocan baa nin la quman

    Reply
  20. @ Jubalander

    Iska ilaali gabadha aad sheegaysid mar dhow waxay kuu soo xidhanaysaa ”’ Shuko ”’ La yiraahdo ”Liibaan”’ oo hadda soo baxday laakin markay shukadaas gashato waxaad ku garan karta Edeb Daro iyo Doqonimo.

    Kor Waayeel Waa Wada Indho.

    Ma ila socota Jubalander

    Reply
  21. Laxda mudug

    Saaxiibkaa magacyo badane ayaa isla jiriroolaha ah.

    Sheekadan isir cayga ahna hadaad kusoo biirto aday kuu xuntahay oo shakhsiyadaada meel kaga dhacaye armay kuu dhaantaa in aad ka hadho intaanad ku milmin badaas dhooqeysan.

    Reply
  22. Laxda Mudug

    kkk magacaas cidii kuula baxday tollow ma niman Hartiga kula ah ayay ahaayeen?

    Waxa aad xaga sare kusoo qortay oo dhan oo maleeshiyo beeleed urursi ah iyo islaamaha welli hubka laga soo ururinayaa waxa ay cadayn u yihiin in aydin dagaal aydaan diyaar u aheyn, qorshe iyo tabaabusho laheyn aad isku xawisheen.

    Weynuse arki doonaa marka aad ku kalsoonaataan waxaad urursateen ee isku nabnabteen.

    Reply
  23. @ Libaaxa Mudugoow,

    Aad baan uga xumahay sida ay sheekadu kuu la sidbatay oo runtii kaa ma filahayn intaa aad ka soo sheekeysay. Hase ahaato ee reer Muduggu waa ku caan xifaaltanka baabkaas ku saabsan oo xaqiiqdii waxyaabo badan oo annaga xaggeena ceeb iyo dhimasho ka ah ayay reer Muduggu ku shaaheeyaan.

    Annagu haweenka qaabkaas aad uga faallotay runtii waa nagu fajiciso oo baab ku la jubaaxi karo ma aha. Halkaas waxaa kaaga baxay in annaga oo isku isir ah aynu haddana kala dhaqan nahay oo sababtu ay tahay in idinku aad iska Hawiyowdeen annagu se aynu weli asal nahay. Halkaas ayaan kaga hadhayaa.

    Reply
  24. Wiilka Mudug

    Waxa aan rajaynayaa inaad hesho MIINADAAS weyn ee uu Mr. Magacyo Badane kuugu aasay halkaan. kkkkkkkkkkkkk

    “Halkaas waxaa kaaga baxay in annaga oo isku isir ah aynu haddana kala dhaqan nahay oo sababtu ay tahay in idinku aad iska Hawiyowdeen annagu se aynu weli asal nahay. Halkaas ayaan kaga hadhayaa.”

    Intan yarna waxa uu ku caayay nin Hawiyaha ee is garab dhig meesha uu kaaga soo hadhay. “Awooweyaashaa ayaynu kaymaha ka soo saarnay oo dadnimada ku soo darnay, diinta ku soo biirinnay oo af soomaaliga na barnay.”

    Kaguro midhahaas macmacaan. Adna Gun makugu sheegay, isna Asal. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Mr. Jirjiroole (midabe badane iyo magacyo badane) waxaas ayaa laga macaashaa ee ka guro oo waxba hanaga siin midhahaas. kkkkkkkkkkkkk

    Reply
  25. Cismaan Dooro

    Garxajis anigaa ah, Habarjeclo anigaa ah, Habar Awal anigaa ah, Arab anigaa ah…Isaaqoo dhan anigaa ah. Anaana adiga kaa difaacaya oo afkaaga xun ee uraya markaad kusoo jeedisoba gaashaanka kuu daruuraya.

    Horta nin yahow sidaan sidii basashii kuu dhilayay oon kolba gal sare ood ku hoos dhuumanaysay kaa saarayay illaa aan ku gaadhsiiyo inaad inaad waxaad tahay aad badka keento.

    Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay in maanta wixii laga bilaabo aan kaa xidhay baabkii faanka eed ku carari jirtay.

    Imika marka ay jiq kugu noqoto labo corner ood gabood ka dhigato ayaad ku carartaa. Labadaas cornerna waa cornerna dafiraada maskaxdaada u qaabilsan, cornerna waa cornerka Isaaq neceybka u qaabilsan. Waxaanad isku sasabtaa Somaliland ma jirto. Somaliland ma jirto. Somaliland ma jirto. Ta kalina waa Isaaqu waa wuxuush, waa gun, waa midgo waa waxaan la garaneyn. Kolkaasaad Hooyo Macaan inay Iidoor aheyd iyaduba xusuusataa markaasaad Hadana tidhaa, Isaaqa inta aanan Hooyaday ka aheyni waa Gun. kkkkkkk

    Waa wardigii cusbaa ee Magachyo badane. Imikana copy gareeya tana dee illeyn copiyeynta waxa dadka kale idinku duraan baad dib ugu soo celisaane. Remember code 33 oo aad code 99 u badasheen. kkkkk

    copycating.com.

    Reply
    1. Isu qabe aan loo qabin. Ina Bucur Baceyroow Shiikh Isxaaq waa uu kuu qoor diiray ee isqor yahoow dhaxal ku ma lihid. Hodhodho!

      Isaaqa dhaladka ah dee aniga oo Harti ah ayaa kun jeer xiga ee bal iyaga ka wareyso.

      Reply
  26. Iidoor goormuu kaligiis dagaa glidoonaa toloow oo isku filnaansho gaari doonaa. Mar uu qabiilooyin wiilashooda madaxa isu geliyo oo iska dhigo mid magaalo Harti qabsaday, mar uu miino dhulka kuxabaalo iyo mar uu faan beena ah iyo booto caay wadata lasoo istaago tv yada! Intaas ayeey awoodii Isaaq isugu soo aruurtay

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada