DAAWO VEDIO: Somaliland oo Albaabada isugu dhufatay Wargeys caan ah oo ka hadlay dagaalka Tukaraq

Mulkiilaha Wargeysa Waabari oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa faah faahin ka bixiyay sababta loo xiray Wargeskiisa oo ka shaqeynayay deegaanada Somaliland.

Xasan Cumar Xasan Ogaal,Mulkiilaha Wargeyska Waabari ayaa soo bandhigay sharciyad ay u heystaan inuu si xor ah u shaqeyn karo Wargeyska,islamarkaana si sharci daro ah lagu xiray.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

2 thoughts on “DAAWO VEDIO: Somaliland oo Albaabada isugu dhufatay Wargeys caan ah oo ka hadlay dagaalka Tukaraq

  1. Nin daad qaaday xumbo cuskay! Firixfirixdii ugu dambeysay weeye ee ha loo yar kaadiyo. Qaaddirada qarawgeedu tows weeye oo ninka ay beeri gaadhay ba dan buu uga sheekeyn.

    Reply

Post Comment