DAAWO VEDIO LA YAAB LEH: Wasiiro Gaadiid ku kala hagaya Waddooyinka magaalada Hargeysa

Ciriiriga ka jira Waddooyinka magaalada Hargeysa ayaa sababay in Mas’uuliyiinta Xukuumadda Somaliland iney gaadiidkooda ka degaan,islamarkaana ay kala hagaan gaadiidka madaxa iskula jira.

Wasiirk ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland,Guddoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex iyo mas’uuliyiin kale ayaa isgoyska taagan si ay u kala hagaan Gaadiidka.

Gaadiidka Waqti dheer ayay ku qaadataa iney gaaraan halkee ay rabeen,taasina waxay ka lumisaa Waqti iyo shidaal.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment