DAAWO SAWIRADA: Soomaaliland Oo Warka Soo Saartay Xaalada Tukaraq Iyo Tallaabooyinka La Gudboon

Kulan ay Madaxtooyada Soomaaliland ee  hargeysa Maanta ku yeesheen Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkaas ayaa waxa ay kaga hadleen arrimaha amniga gaar ahaan xaalada deegaanka Tukaraq.

Kulanka ayaa waxaa shir  guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi,waxana lagaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan amniga, iyo horumarka Soomaaliland.

Qodobada ugu muhiimsanaa ayaa waxa ka mid ahaa xaaladda xuduudaha bariga Soomaaliland oo muddooyinkii ugu dambeeyey ay weerarro kaga imanayeen maamulka Soomaaliya, sida lagu sheegay War-Saxaafadeed laga soo saaray shirkaas.

Sidoo kale waxa uu shirka lagu  caddeeyey inay Somaliland ka go’an tahay sugidda xuduudaheeda, isla-markaana ay Somaliland beesha caalamka iyo dalalka deriskaba u xaqiijinayso Muhiiim Nabada iyo deganaanshaha.

47 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO SAWIRADA: Soomaaliland Oo Warka Soo Saartay Xaalada Tukaraq Iyo Tallaabooyinka La Gudboon

  1. Biixi waa Jabuutiyan oo Faysal Dhurwaa waa Itoobiyaan reer Gaashaamood ah. Tukaraq iyo Sool oo Soomaaliya ah na way isku soo kakabinayaan oo doonayaan in ay ka taliyaan.

    Bal isqoornimada intaas la’eg, doqonnimada baaxaddaas dhan, maangaabnimada muggaas leh iyo waallida ilaa xadkaas ah xaggee sheeko iyo shaahid ttona wax u eg lagu hayaa?

    Reply
    1. ASC.
      KU:Taajka Maakhir.
      Xaalka Muuse Biixi waxuu la mid ku qabso ku qadi maysid ama Lax la bireeyey geedo kama waabato.Jaalle Makhiroow saad sheegtay oo jirta Muuse Biixi meel fog buu ka soo jeedaa.Waana u gardaro iyo garaad yari in uu maanta ku mudaco anagaa mulki u leh ardiga sool.Mar an fogeeyn waxaan maqlay Muuse oo la waraysanayo oo uu yiri reer jabuuti baan ahaayn yaraantaydii.Taas afkiisaan ka hayaa.Qaar kale oo reer waqooyi ahna waxay leeyahiiin asalkiisii hore waa OROMO oo lama hayo dad ay qaraabo yahiin ama ay wax isu yahiin oo soomaali ah.Wax uu yahayba waxuu haligayaa wiilal soomaaliyeed oo wiilashiisu kuma jiraan dagaalada.

      Reply
  2. QUUD AAN JIRIN QORYO U GURO bay somalidu ku maahmaahdaa,Bal Kuwan iidoor ee ku Fekeraya Maalin baad dawlad la ictiraafsan yahay noqon doontaane ku sii wada Caqli xumaanta oo ummaddi aad ka dhalateen iska DIIDAY oo sheegta in BRITISH ku idin siiyey dhulka Hartiga/samaroonka/ciisaha.

    Warkaas war baa ka dambey doona iyo Filanwaa.

    Isaaqow Bal keena Buug ay ku Qoran tahay in BRITISH ku idinka idin siiyey dad kale dhulkiisii. Bal na Tusa Buug ay ku qoran tahay in uu idinka idin kala dardaarmay geyiga somaliyeed.

    Bal Isaaqow keena Buug ay ku taalo in aad idinku Britishka la dagaalanteen oo ka saarteen geyiga somaliyeed.

    Bal isaaqow na tusa Buug ay ku qoran tahay in AFTI laga qaaday Hartiga/samaroonka iyo ciisaha ayaad ku hesheen in aad idinku aad maamulataan geyiga British Somaliland.

    U maleyn mayo in aad meel wax ku qoran tahay aad haysaan ee sheekadiinu waa sheeko Nin soo waashay oo doonaya in uu ISDILO.

    Reply
  3. War daaroodoow ama wax iska dhiciya ama iska aamusa sidani idinkay ceeb idinku tahaye, futada uun baad ka hadlaysaane goormaad dagaalka bilaabaysaan…Mujaahid Muuse biixii wuu ka dhabeeyay hanjabadisii ahayd inuu xadka soo xidhaayo oo isagoon bill ba joogin waakii ku ruqaansaday TUKARAQOW.

    Cabdi wali gaasna wali wuxu taagnayahay FATAXO LAGUMA QAADAN, walina lagama hayo waxaan aan hanjabaad iyo dhuuso ahayn.

    Spot the difference.

    💪🏿💪🏿💪🏿

    Reply
  4. Prince of Maakhir · Edit

    @ His Royal Highness Prince Firebrand,

    Suldaan salaanteenii barakeysnayd oo kal iyo laab ah ayaan hawada macaan ee Maakhir kuu soo marinayaa. Suldaan qisadii shukada liibaan waa mid muddo dhan firixda iga dhammeysay kkkkkkkkkkkkkkk.

    Suldaanoow, mahadi ha kaa gaadho ee meeshu ba rag nagu mucaarad ah ayaynu ka filaynay ee waxay ba ku soo wada baxeen shukadda liibaan oo miiran! Allaylehe waad la asiibtay taas iyada ahi Suldaan oo waa fariidnimo aad dhaxal iyo sinji u leedahay.

    Reply
  5. Saaxiibayaal

    Hashu ha iska cabaado, nadan nimankan waligood markay ceel isku ridaan ayay raadiyaan, bal ogaada meesha kasoo bilaabatay, Sayidkii baa yiri waar isaaqoow Islaanimada iyo nasabnimada kusoo laabta anigu dhiigiina dooni maayee, waxay ugu jawabeen inay kaadi isku sayraan, kadib Siyaad Barre ayay isku taageen, markaasuu yiri war reer adkaysi xume dad idinka adag baan meel dhigaye maad iska joogtaan, sidii oo kale ayay kaadi isku sayreen, goor ddanbe oo laba iyo toban sano laga joogo ayaa la yiri waar isaaq falanoow naga daa biqlaynta maba lihi kasho aad meel ku gaadhtaane, wax badana waa loogu celiyay waar idinma doonaynee nabada inoo wada dantaa aan wada ilaashano, waxayba ka qaadeen kibir, marka arimahaa oodhan la isku soo duubo waxay arintu u egtahay NIMAAN SHANTAADU KAA CELIN ShARCI KAAMA REEBO, oo yaaba usoo jeeday duulkan hadaanay iyaga dhuusadoodo waali lahayn,!!1

    Anigu waxaan u malaynayaa inay xagga Alle ka ibtilaysan yihiin, oo wixii diinta caayi jiray ee muqdasyada afxumo ula imaan jiray inaan la iska jaray inaanay dhacayn, ee waxan soconayaa ay tahay mid laga jaaseynayo falxumada aduunka ee ay xitaa khamrida iyo daroogada dhulkii oodhan ku baahiyeen, kuwaxaa soo raaca in dadkani ayanba lahayn mustawe ixtiraam ee Islaamka, waxaadna taa ku ogaan kartaan arimahan soo socda, waxay u yeerteen nin dalka Soomaaliyeed oodhan laga soo eryay oo dadka rusheeya, oo jiniyada bixiya sida uu sheegtay, dadka kaliya oo ninkaa waxka iibadana waa Rsaaq badidoodu, waxaa kale oo jiray inay Khaniisad kadhex dhisteen Hargeysa oo beri dhoweyn la yidhi waar Khaniisadii reer Isxaaq ee noo daaya, waxaa kale oo dhawaan ka dhacday in amgaalada Hargeysa dhexdeeda aroor lagu diley Waraabe goor aroornima ah, kadibna dadkii xaafadaha oodhan baa isu soo baxay oo qofba meel ka goostay waraabihii, qaar baaba yiri sankiisa maxkaxduu dawo u yahay, qaar waxay goosyeen guskiisii, qaar futadii ayay goosteen oo waxay leeyihiin sixirka ayaa lagu daweeyaa kkkk
    Waxaa oodhan waxaa sii raaa in maalin dhoweyd calan malqabada yaree ay meelaha soo dhigaan saraawiil xageeda ddanbe lagu soo tolay oo loogu qariyay (lama yaqaan inay kas ahayd iyo inkale) oo shahaadadii halkaa meel looga dhacao, marka saaxiibayaal miyaanay ahayn in dadkan laguba jihaado oo xiyaa Hargeysa laga qabto kadibna inta la karbaasho edeb loo yrrlo, llana joojiyo hadal haynata waadahal iyo waxbey garan doonaan oo way miyirsan doonaan, dadkani waa wada sarqaan aan marnaba dareen yeelanayn ilaa la xanuujiyo, oo waliba xanuunkaa kabid geed laga soo lulo.

    Midkan yaree Soomaallaander isagu wuu xanuunsanayaa marka warkiisa waxba lagama soo qaado, oo Mar hore auaa waxaa inoo sheegtay Maewo Gabar Harti.

    gabagabadii waa in aan ninkan loo gogolaan ilaa inta u dhxaysa maanta iyo kowda July inii malayshiyo=beeleedka meesha habeenimo ka raro, diyaar weyn baana taa loo yahay, igaadana ilaa magaadii Caynaba ay gacanta kusoo noqoto aan la joojin doonin, Saleebaan Gaal ha’iska qayliyo, wuxuu ogyahay wuxuu horey u sameeyey. Sow ninkii lahaa maaha Garoowe ayaan qabsanayaa????? Yaa ka hortaagan? kkkkkk

    Mahdasanidiin
    kkkk

    Reply
  6. Maalin dhow waxay keeni doonaan Muuse wuu xanuunsaday oo cisbila buu galay oo pressure ayaa la saaray, horey ayaa loo yiri AMA AFEEF HORE LAHAW AMA ADKAYSIN DANBE LAHAW, Ninkani hadaanu dumar dhexdooda ka odhan lahayn waxyaabo badan wuuba is garan lahaa ee isagoo kibirsan ayuu dumar dhexdood isku faaniyay, maantana meel uu kaga boxo ayuu garan la’yahay, oo haduu ciida oran karo ha i cunto wuuba isqarin lahaa.

    kkkk

    Reply
  7. Baaafin baaaaafin

    Ahmed Cudbi Daamur-cune

    Xaajiyo Saalaxo baadi-luntay

    Soomaal-lander nin-Sumaysan

    Muuse talo-wanaagsane Saamiri-nimadii xagay gaadhsiisay?

    Dekedii Barbera?

    Imaaraadkii?

    Sicir bararrkii ?

    Odaygan bal hala baro sida JAASKA loo ciyaaro oo Kumaandoosta ha u jilo riwaayad wax kale oo badbaadin kara lama hayee !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

    Reply
  8. Dagaal…Dagaal….Dagaal…..
    Hamalash….Halamash…Halamash.

    General Nuux Taani Wuxu Yidhi Mar Uu LA Hadlayay Dadka Reer TUKARAQOOW…wuxu yidhi…

    Marnaba Haku Seexanina In Budhlayn Idinku Soo Noqoto..Maxaaa Yeelay Wali Lama Sheegin…Budhlayn …Oo Dagaal Gashay!

    Great news..For Reer TUKARAQOW!!

    XINIINYAY DOONTAY💪🏿💪🏿👈🏿👈🏿

    Reply
  9. @Admiral Ali,

    Garaadoow salaantii saldanadda, garaaddada iyo boqortooyinka Daarood oo ta Islaamka lagu muunadeeyay ayaan mar kale hawada kuu soo mariyay. Aliyoow xaqiiqdii annaga oo aarar ah ayaa waxaa naga dhammaan la’ oo jaqaaqda iyo jabaqda naga la hoos qoobaadaya dawacooyin iyo dhurwaayo in lafo loo tuuro u baahan. Mawjadaha aynu hawraarta iyo murtida ka hawaawirno ayaa aad uga sarreeya oo maankoodii baa dhaadi kari waayay.

    Doodo aanay ba dhaadsanayn iyo dabuubyo ka da’ weyn ayay dukhsiga sidiisa dalaq iska soo leeyihiin. Dad ka fac weyn oo diinta inta ay bareen dugaagnimada ka soo saaray oo dadnimada ku soo daray ayay doqonnimada is kala soo dul dhacayaan. Isqornimadooda iyaga ayaa ba qoysanaya ee yaa u qoor diiri raba Aliyoow! Iyana way isla sii qumman yihiin annana quruumo aan qiimo ba lahayn ayay nala yihiin.

    Mahadsanid Admiral Ali.

    Reply
  10. Waar Hadaanu Nahay Jamhuuriyada Qooqday Ee Somaliland Waxaanu U Bahanay DAGAAL….DAGAAL…DAGAAL…..waili Waan IdinsugaynAyee..intaad rag iska dhigtaan oo xiniinyo iska baadhaan bilaaa calaykum bal maruun naga bilaabaa!

    We are ready to buzz up faqash.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkkk

    Reply
    1. Hello adiga horta special need miyaa tahay? Hadal Kuma gelaayo kkkkkkk
      Tukaraq horta adiga oo isaaq ah miyaa qabsaday mise laba reer oo isku mida ayaa kala qabsaday? Yaaba kuu heesta inaad adiga oo Isaaq ah intaad dagaal qaado hadana aad dhul dad leeyhay qabsan karto? Faan iyo dhuuso uun baad heeysaa! Isku dirkas isaga nooloow!

      Midna ha iska indha tirin beryahaan buurihii Gal gala ma joogtide secmal? Walle Al sheydaan meelkasta uu galo Puntland wey oga daba tegi. HELLOOOO Tukaraq waa loo soo socdaa!!! SIDEE GAL GALA LAGAAGA SAARAY XASUUSO iyo SUUJI kkkkkkkkk

      Reply
      1. Igusoo Dhawoow…Idhiib Gacmaaa..Dhiigaaa Baan Ahooo Kuu Dhimanayee….💚❤

        Huuno Adiga Markaan Ku Arkoba Waxaan Xasuustaa Heestiii …Raxiimullah..SAHRA SIYAD VS QASAALI.

        The best Song ever!

        😵😵😵

        Reply
  11. @Boqoradda Gabar Harti,

    kkkkkkkkkkkkkkkk “ma special needs baad tahay” kkkkkkkkkkkkkkkk!

    Haddii uu ba fahmi lahaa af dambe oo cawsku ka buuxo ma uusan soo taageen ee shidanaa ba shidan ina boqoreey. Dhagax tuujin iyo taabasho waa isugu mid ee waxba ha ku daalin. Kuwa ‘special needs’-ka ayaa isaga dhakhtaro u noqon kara marka aan ku cabbiray.

    Seyidkeenii Maxamed Cabdulle Xassan (Alle Ha Ka Raalli Noqdo ee) ayaa tilmaantii ku bannaanayd ka bixiyay markii uu yidhi “iidoor marduuf helay waa majnuun falan ee”. Hadda qarni hortii bay ahayd haddana waa tan horteena ka dhacaysa! Afkii baa juuqda gabay.

    Reply
  12. ASc.
    Meeshaba waxaa ku gaadaynaya Boqor,Boqorad,King and Queen, Maakhir iyo Taaj inta kale ma ROOTAA?
    Aryaa xaa maha ka socda?Aryaa aawayay dadkii kale?Mugoo halka Ina cawada baa dadkii ka wada dhigay Boqoro iyo Boqorado.Ar xuu yahay igaarku?Unuka ma noogu yeero Boqoro iyo Boqorado.

    Reply
  13. DAGAAL….DAGAAL…DAGAAL…

    Jamhuuriyada Qooqday Hadeer Waaa Inay Ku Ruqaansataa GADHOOWE…Waxay Sheegataba Ha Waydee Waabaa Lagu Shareeraa!!!

    Kawaran Hadii Madaxweyne Mujaahid Muuse Biixii Ku Dhawaaqo In GADHOOWE lagalo….Allah Kamaydaan Baryin Taas…markaa Inagadayaa Jaalayalaay Hanjabadaa Hablaha Iyo HURUUFKA!!

    Hello TUKARAQOOW…tell me how you doing today!!

    😛😛😛

    Reply
  14. Illaahay waxa laga baryaa inaad isku kalsoonaato. Waxana laga xijaabtaa inuu kalsoonida kaa qaado.

    Bal eega Mucjisadan maggacyada badan inta magac ee uu halkan kusoo galay. Hada waa isla bogan oo keli.

    Waar magaaca kunkalsoonow.

    Reply
  15. Horta kuwan mesha wax ku qora indho adagaa,war waxa iga balan ah haday budhlayn tukoraq qabsato dib danbe meeshan usoo gali maayo
    Adeer inta intaa ka horeysa dhuunta ama nacnacda iska daaya,oo iska aamusa.

    Hassan baalixoftaa yaabay.

    Reply
  16. War kuwan magacooda waxa la yidhahdaa..Lollipop..waa ciyaalaa nacnac qori…wali rag ismay arag…waa dhashiii AFWEYNE, xataa laga qari oo awoowaayaashood uma sheegin in caynaba laga qaaday 100 sano horteed…2018 na la maraayo GARAC LAGI DHAL ninkii garanayaa ….garanayeeee…

    Cabdilaahi Yuusf Yey…ADHI CADEEYAA laga dhirbaaxay….Cade Muuse ( Caasha Badhida ) LAASCAANOOD baa laga daffay….DR FAROLEE….(XISHMAD & RESPECT) ..wuxu nasiiyay GAMABDHA…..Dr Cabdi cabdi wali gaasna waxaan ka eryanay kastamkii TUKARAQOW.

    Toloow Yaaa Ku Xiga GAAS oo nagusoo wareejin Doona…caasimada BUDHLAYN EE GADHOOWE!!

    Heblaayo CIISA MUDAN baa the last ah I yo Kik nag us oo wareejin lahaa GADHOWE

    Reply
  17. War horta waxaan idin waydiiyay ninkii Morgan maxaa ku dhacay ee aamusiyaay?!?! Mise sida ls sheegaayo waa dhab oo madfac baa ku dhacay isagoo FURINTA joogaa?!?

    Horta waan ogaa markii iigu danbaysay wuxu joogay furinta,.. sirdoonka Somaliland arinkaa inay soo kala cadeeyaan baan uga fadhinaa…shacab weeynaha marakaykankuba laba biloood baa dawladooda maraykanu ka qarinaysay inay dishay OSAMA BIN LADEN

    K
    Kk
    KKK
    Kkkkk
    Kkkkkk
    Kkkkkkkk
    Kkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkk

    Reply
  18. KKKKKKKKKK
    KKKKKKKKK
    KKKKKKKK
    KKKKKKK
    KKKKKK
    KKKKK
    KKKK
    KKK
    KK
    K

    Alla maxaa dabin aan dhigay lagu hoobtay! Jecliyaa marka ay ii gasho oo aan dhurwaadaya godkooda ku qiijiyo ilaa ay fudh ka soo dhahaan! YESSS!

    Reply
  19. K
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk
    Kkkkkk
    Kkkkkkk

    England vs Belgium…what a game…cayaarta waxa micno u samaynaysaa dhamaan cayaartaooyda BELGUIM waxay ka ciyaaraan EPL…ENGLISH PREMIERE LEAGUE!!

    ANIGU WAXAAN TAGEERAYAA ENGLAND!!🇫🇴🇫🇴🇫🇴

    Reply
  20. @ Libaaxa Mudug,

    Ina boqoroow jirjirooluhu murtida ma yaqaanno, xifaaltanka damm buu ka yahay oo garashada na waa ka eber. Kaftan ayuu kaare u soo qaataa oo dagaal maskaxeedka ayuu dhagaxyo u soo gurtaa. Runta na ma xamilo oo xoonka sidiisa ayuu mudac yar la soo baxaa. Caddaan buu madoow nooga dhigaa oo aragtiyada saliimka ah ayuu anfariir ka qaaday. Midda se uu midabbada jeegaaneed aad ugu bedbedli yaqaanno waa maldahinta hawraarta oo uu u adeegsado isku diridda iyo namiimnimada sida xalay isugu dayay in uu is keen qaniinsiiyo.

    Bal Ilaah baan idin ku dhaarshay ee ka warrama qofka kala garan waayay cid magacyo kala duwan isku soo qarisay sidiisa iyo iidoorka iyo dawacooyinkooda ku daba naban iyo ruux sidayda isla magacaygii oo midabbo iyo luqado kala jaad ah soo huwaday! Ma qaab-qoraalkayga ayaa qarsoomaya? Waa maya. Dee maxaynu ka yeelnaa haddii ay heerkaas ka marayso? Anigu se xariif wax aan ku ahay ba waa isaga oo aan godka waraabe ee isku qarinayo mar ba inta aan cad yar sanka ka marmariyo deeto isaga oo ganan fudh ka soo yidhaahdo, waanan ku mamsuuda xaqiiqdii!

    Reply
  21. Cismaanow waxba qiiqa habisku qarinin. Wiilkeena Reer Mudug ee libaax bir calashadaha ah inaad gun ugu yeedhay shaki kuma jirto. Hawiye ood waan adoonsan jiray aad tidhina ku nisbaysay ood tishi waad iska Hawiyowday oo adigu Daaroodkii Asalka ahaa ma tihid sidayda oo kale dib ula noqon kari meyside waxba aniga ha igu soo dabo gaban. Intay nasabada dadka caydo ayay hadana waan kaftamayay tidhaahdaa.

    Isaga ayay u taal waxa uu arintaas kaga jawaabayose.

    Laakiinse aniga la’iguma dabo gabado ee waxaad tidhaahdo waa la cadeystaa.

    Reply
  22. Remote Area baan ka helay dadkanoo the GHOST baan ku noqdayoo waa sida qudha ee lagu joojin karo faafi taanka Cudurka ku dhaca XANGULAHA eee Faanka & Faataabakhda..

    Igu Imoo inaan xadka ka sifeeyo…suldaan.

    God bless Somaliland!

    💪🏿💪🏿👈🏿

    Reply
  23. @Ahmed,

    Allaah Kariim! Waar adigii ayaa ba ah ri aan dabadeeda dadan karin ee maxaan kugu daba gabbadaa marka hore! kkkkkkkkkkkkk.

    Waaga aad dabo yeelato ha inoo ahaato laakiin inta ka horreysa diradiraalenimada iskaga hadh adiga uun baa ku ceeboobaya ee.

    ANNAGAA IDIN JOOJINNOO
    JIRRID IDIN KU ADKEYNOO
    GALBEED IDIIN JEEDINNOO
    GUDCUR IDIIN KU JAHEYNAY

    Reply
  24. Suldaan Cisman Cawad
    kkkkkkkkkkkkkk

    Waxaan aad moodo ineey isku dhex qubteen baa iga yaabiyey oo hadana hadalba ladeeqsiin karin! Been, faan, wax eeysan aheeyn dadka na ayagaa uliita. Wallahi inta meel looga soo wada jeesto in ladharbaax yeeyo weeye (special needs miiran) il adeega beey ooga dareen Illen dadka hadii Alle ka cabsaneeyn waxay rabaan beey isga hadlaan!

    Reply
  25. Magacyo badane

    Isir caygu waxa aad sii wadoba kuwii kuugu xigay ee MJ reer mudug horta gun maku tilmaantay. Wey iska hawiyoobeen sow maaha. Kkkkkk

    Cisho horena Dhulbahenta in ka mid ah baad laheyd waa la adoonsadaa oo waa gun Iidoorka u raran. Reer Mudugna waa gun Adoomada hawiye la mid noqday oo aanan asal aheyn sow ma ahan.

    Waar isir caygu illeyn caado ayay kaa aheyd illeyn ee anaga ayaanan sidaas kuugu sii fiirfiirsan.

    Jaw.

    Reply
  26. Jawaabta tan aad kusoo wado tollow magaceed iigu soo jawaa i doontaa?

    Makii caruusada eed taajka usoo xidhi jirtay, mise habartii barjeyn jirtey teedii. Kkkkk

    Reply
  27. 13000 oo nin oo ISAAQ AH baaa meeesha ku jira sxb…waaa TUKARAQOOW ilaaa gadhowe dusheeeda to Laascaanood.

    Dhalfaaa laydinla dhacyaaa Waleee….oo laydinla taaganyahay…..hubka tiknikatu 814 bay marayaan….waar bal naga bilaabA hanjabaadaahaa oo k dhabeeyaaaa maraaa waaxid!!

    💪🏿🤘🏿💪🏿🤘🏿

    Reply
  28. @Ahmed Jirjiroole,

    Horta laguugu la yaabi maayo in aad ku rafatay hawraarta ragga ka dhexeeysa oo sababtu way iska caddahay. Haddii aad waxgarad tahay waad dhaadi lahayd farqiga u dhexeeya isir la caayay iyo isir isagu asal ahaantiisa ba caayan. Mise farqiga isagu na u dhexeeya “isirka” iyo “dhaqan guurka”. Doqon aan abidkii kabbanin baad tahay ee anigu kaftanka aan walaalkay ku durayay waxuu ahaa in ay “dhaqan guureen” oo ay Hawiyaha la dhaqan noqdeen. Xoolo yahoow haddii aan sida aad u fasiratay isirkiisa caayay sow anigu na is ma aanan caayin? War dhaqa baan ka hadlayay dhugta ayaad la’dahay ee.

    Halka aad iga la qaadday aan isaga na kuu yara faahiyo. Xikaayadan ku saabsan “Isaaq” iyo “iidoor” waa mid idinka dhexdiina ayay idin ka askumatay oo Soomaalida kale soo gaadhay. Reer Shiikh Isxaaqa dhaladka ahi isirkoodu shaki ku ma jiro ee “iidoorka” uu Shiikhu xertiisa ku soo daray ayuu isirkoodu ka duwan yahay. Waxaa ka mid ah kuwa aabbahood uu Shiikhu u dilay in uu yahuudi saaxir ahaa oo uu deeto iyaga soo korsaday. Anigu ma aanan allifin ee waa qiso jirta oo anigu na intaas uun baan ka sheekeeyay. Miyaad wax kale haysaa aan faro waaweyn kuugu dhigdhigo iyana ee illayn damiin baad tahay ee?

    Reply
  29. Maanta GENERAL NUUX TAANI wuxu u yeedhay GUUTADA 7AAD & MARSHAL GENERAL MAHAD CILMI CANBAASHE …isagoo ku sugan SARMAANYO…waxa la sheegayaa inuu ku wareejiyay Amaanka guud ahaan Magaaladaa LAASCAANOD!!

    GACAN BIR AH…NO MORE ISLAAMO DHAGAX TUURAA!!

    💪🏿💪🏿🤘🏿🤘🏿

    Reply
  30. Waar ninkii Mahad canbaashe oo bilaa camal ahaa tan & markii Prof. Cali khaliif galydh isasoo dhiibay baaa shaqo fiican hellay….

    LibAAX SEEXDAY TOOSIYEEN..

    I think in lagu amray qofkii dhaqaaqa Toogo….👇🏾🤘🏿🤘🏿💪🏿

    Reply
  31. Gabooyaha inaan Qaadannay Galabta Joogtaaye Geyigeenna inaan Daafcney
    Caawa Joogtaaye?……. (INAAN KAA HARAY HAMOODIN WALI LAASCAANOOD
    TUKERAQ GACANTEEN AYEY KU DANBEEYN….
    —————————————————————————————————————————-
    NINKII DHOOF KU YIMID (HARGEYSA)(BURCO)(BERBERA) BAA GEERIDU
    (DHIBEYSAA) VIA MUJAAHIDIINTA GEESKA AFRICA/VIVA GUUSHA

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada