DAAWO MUUQAAL:Dowlada Soomaaliya oo Luuqad Adag Kula Hadashay S/land”Hawada Hargeysa Mida Garoowe Iyo Kismaayo Ayey la Mid tahay”

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada  ee Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar oo la hadlay Warbaahinta Dowlada ayaa sheegay in aysan jirin Hawada Soomaaliya meelkale oo laga maamulo oo aan Muqdisho aheen.

Wasiir Oomaar ayaa yiri Sida Diyaaradaha ay u dul maraan Puntland, Jubaland, Koofur Galbeed oo kale ayey Soomaalilandne la midtahay, wuxuu intaas raaciyay Hawada Soomaaliland waa Hawada Soomaaliya ay maamusho, maamulkaas Dekhliga naga soo galane waxaa wadnaa qorshihii aan ku qeybsan laheen.

 

Halkani Riix Video Daawo

Hadalkani Ayaa Jawaab u Ahaa Hadalo kasoo Baxayey Maamulka Soomaliland oo Ay Ku Sheegeen Inay  Diyaaradaha Maraya  Hawada Hargeysa Weerari Doonaan.

9 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO MUUQAAL:Dowlada Soomaaliya oo Luuqad Adag Kula Hadashay S/land”Hawada Hargeysa Mida Garoowe Iyo Kismaayo Ayey la Mid tahay”

  1. Aad iyo aad ayay dowlada Soomaaliya ee Taagta daran ee aanan xitaa Muqdisho ka talin isku dhowreysaa. Waxa ay ka hesho Somaliland oo ay Aflagaadeysa iyada ayaa midho wanaagsan ka guran doonta.

    Maanta haday is tidhi waxxaad tahay Dawlad la aqoonsan yahay ee bal Somalilandtan yar eenan la aqoonsaneyn tu’i aad awood ku rimiside iyada ayaa cirka ku og xiniinyahaas waaweyn ee ay wax ku rimin karto.

    Dawladan Afarta Sanadood ee ay sii jiri doonto waxa uu wakhtigu kaga dhamaanayaa iyada oonan xitaa Muqdisho oo dhami aanay faraha ugu jirin

    Reply
  2. Ahmed: maamul beeleedka idoor ee Alshabaab wuxuu maanta qarax ka fuliyay Adisababa iyagoo ka caraysan xiriirka wax wada qabsi ee dhexmaray dawladaha somalia 🇸🇴 iyo Ethiopia 🇪🇹, heshiiskan wuxuu dharbaaxo ku yahay sheegashada idoor ee isu dawladaynta, marwalba runtu waa ma huro iyadaana harta, been iyo huuhaa waxbo soo kordhin maayan.

    Reply
  3. Habroyiinka dhulkoda har-Gay-sa iyo buuryo filimohoda waasmada hala sameeyan odeygii jarmalka ee Guenter Bishoof la dhahayeey. Lakiin ha ogadaan hawada dushooda waxa mamulaysa dowlada barakaysan ee Jamhuriyada Federalka Somaliya ee hogaminayo Madaxweyne Maxamed bin Abdullahi Farmaajo iyo Raysal wasare Hasan Ali Keyre. Habroyiinka waligod ha oyaan maxey sameen karan. 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂😂🤣🤣 Somaliya ha noolato. Fuck habarguusjecelo iyo habarwaalan. 😂🤣😂🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    Reply
  4. I blog frequently and I genuinely appreciate your information. This great article has really peaked
    my interest. I will book mark your blog and keep checking for new information about once a week.
    I opted in for your RSS feed too.

    Reply
  5. Greetings from Carolina! I’m bored to death at work
    so I decided to browse your blog on my iphone during lunch break.
    I really like the info you provide here and can’t wait to take a look when I
    get home. I’m shocked at how fast your blog loaded on my cell phone ..
    I’m not even using WIFI, just 3G .. Anyhow, awesome site!

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada