Maraykanka oo dib U Bilaabay Masaafurinta Soomalida

Mas’uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa idaacadda VOA u xaqiijiyey in dad ka badan 80 qof oo laga soo masaafuriyey dalka Maraykanka ay maanta yimaadeen garoonka diyaaradaha eee Aadan Cadde. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdulcasiis Cali Ibraahim Xildhibaan ayaa VOA u sheegay…
<span style="color: #ff0000;"><strong>DEG DEG VIDEO:</strong></span>Ciidamo Puntland oo Gudaha U galay laascaanood

Puntland Ayaa Markale Sheegtay Inay Ciidamada Puntland oo Dhar cad loogu talo Galay Laascaanood Gudaha U galeen Laascaanood Iyagoona Weerar ka Fuliyey Gudaha Laascaanood. Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland Ayaa saxafada u Sheegay Inay Weerar Ciidamada Puntland Ka Gaysteen Gobolka…
AKHRISO; Madaxweynaha Puntland oo sameeyay isku shaandheyn

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ka soo saaray wareegto isku shaandhayn Agaasimayaal Guud iyo Agaasime waaxeedyo. Xeer Madaxweyne Lr.74 ee June 27 2018 kuna saabsan isku shaandhayn Agaasimayaal Guud iyo Agaasime waaxeedyo. Madaxweynaha Puntland. Markuu…
Kooxo hubeysan oo Muqdisho nin Dawaarle ah

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Suuqa Siinaay ee magaalada Muqdisho, Rag hubeysan ayaa barkhanimadii maanta waxa ay gudaha suuqaasi ku dileen nin Dawaarle ama xarqaanle ahaa. Goobjoogayaal ayaa Idaacadda Risaala u sheegay laba dhalinyaro ah oo Bastoolado ku…