DAAWO: Madaxweyne Cusub oo lagu doortay Cadaado & Xaaf oo u duulay Garowe

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Maanta Doorashada Madaxweynaha  galmudug ay ka dhacday Magaaladaasi. Doorashada ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ahaa Axmed Maxamuud Baasto iyo Cabdixakiin Cali Guure. Xildhibaanada Joogga Magaalada Cadaado ayaa Waxaa ay…
DEG DEG:Madaxweynaha Puntland oo Amray dagaal Sool Inuu Dhaco.

:Madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed cali gaas Ayaa la Kulmay Gudiga Difaaca Puntland ee Gobolka Sool waxaana Ay uga Warameen xaaladaha Ugu Danbeeyey Siyaasada Gobolka Sool halkay Marayso Iyo Ciidamada. Madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed cali gaas Ayaa Sheegay Inaysan sax Ahayn…