Wararka Maanta

WAR XASAASI:Dagaalka Tukaraq Shirka Brussels  Maxaa Looga Yiri?

Tukaraq(Marqaannews.net)-Kulan Gaar Ah oo Ay  isku Arkeen Brussels  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi Farmaajo,Madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed cali gaas Iyo Ergayga gaarka ee QM Arimaha Soomaaliya Micheal Keating waxay iska Arkeen dagaalka Tukaraq. Erygayga QM u Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Micheal Keating Ayaa Sheegay Inuu la…